TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Tag: #Djibouti

Total 6 Posts

Toos U Daawo Munaasibadda 26Juun Oo La Weyneeyay

#Araweelo_News_Network.       Hargeysa(ANN)-Munaasibad aad u qurux baddan oo lagu xusayay Sannad Guurada 63aad ee madaxbannaanida Somaliland 26 June 1960, ayaa si toos ah uga socota madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland.       Halkan ka Daawo Toos      

Somaliland: Madaxweyne Biixi Qaabkee Uga Hadlay Xaaladda Laascaanood Iyo Joojinta Collaada

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo shacbiga Magaalada Hargeysa kala qaybgalay munaasibadda Salaadda Ciidal Fidri, ayaa ka hadlay arrinta Magaaladda Laascaanood iyo collaada dhawrkii bilood ee u danbeeyay ka aloosnayd. ] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo

Ergayga Madaxweynaha Somalia U Magcaabay Arrimaha Somaliland Muxuu Ka Aamisanyahay Qadiyada Madaxbanaanida?

#Araweelo_News_Network. Muqdisho, Somalia, (ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhowaan u mgacaabay Siyaasiga Cabdikariim Guuleed inuu noqdo Ergayga gaarka ah ee arrimaha Somaliland. Ergayga, ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay dawladda Federaalka ee Soomaaliya, waxaana magcaabistiisa xilligan

Djibouti Madaxweyne Geelle Maxay Ka Wadahadleen Wefdi Ka Socda Dalka Ethiopia

#Araweelo_News_Network.     Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti heer sare ah oo ka socda dawladda Ethiopia.   Wefdigaa oo uu hoggaaminayo Aadan Faarax oo ah Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo-sooranka ee Ethiopia iyo masuuliyiin

Somaliland: Multiparty system the revival of tribalism

Has there been an increase or decrease in tribalism, nepotism, and patronage in Somaliland ? Araweelo News Network. Somaliland multiparty system. The revival of tribalism by Ahmed Yasin Mohamed Tribalism was on the horizon once more in Somaliland, when we

Congresswoman Omar Turns her Back on Somaliland Sovereignty, Has Eyes Only for Her Somalia

Edwin Haroldson: SomTribune Israel was the first country to recognize Somaliland’s independence from the United Kingdom. Minnesota(ANN)-Democratic Minnesota Rep. Ilhan Omar gave a shout-out to the land of her birth, Somalia, in honor of its Independence Day. “Happy Independence Day

{ }Smiley face