Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay arrimaha khilaafaadka siyaasadeed ee kusoo noq noqda saaxadda siyaasadda Somaliland, murranka dhinacyada ku loolama hoggaaminta dalka iyo doorka Jaamacaddaha Dalka.

 

Muuqaalkan Ka Daawo Madaxweyne Biixi oo ka hadlaya arrimahaa iyo kuwo kale.