#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka “Hilaac” Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa ka hadlay xaalladda siyaasadeed ee dalka, isagoo si gaar ah usoo qaatay go’aankii guddida doorashooyinka, doorashadii guddoomiyaha gollaha wakiillada iyo guud ahaan muuqaalka ay Somaliland leedahay maanta.

Prof. Samatar oo Arbacadii maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa, wuxuu arrimaha uu ka hadlay kusoo ururiyay saddex qodob oo ahmiyad weyn leh, isla markaana mid walba uu sharaxaad kooban ka bixiyay.

Sidoo kale, wuxuu tilmaamay mawqifka Urur ahaan ay ka qabaan arrimaha uu ka hadlay iyo doorka ay ka qaadaanyaan xaalladda  siyaasadeed ee dalka.

Muuqaalkan Ka Daawo Prof. Samatar oo arrimahaa ka hadlaya.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com