#Araweelo_News_Nerwork.

 

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad sannadeediisa maanta ka jeediyay fadhi ay mudanayaasha labada golle ee Somaliland  kaga hadlay mustaqbalka hoggaaminta tallada dalka iyo Xisbi ahaan waxyaabaha ay qabteen labadii xukuumadood ee ugu danbeeyay.

Madaxweyne Biixi, wuxuu khudbadaa kaga hadlay arrimo kala duwan, isagoo ku muujiyay khudbadiisa in Xukuumaddihii kala danbeeyay ee Xisbiga KULMIYE, oo dalka ka talinayay Afar iyo tobankii sannadood ee u danbeeyay 2010 – 2024, xilligana diyaar u ah innay dalka sii hoggaamiyaan ay sameeyeen horumar ballaadhan, dhinacyada dhaqaallaha, siyaasadda, doorashooyinka, addeegyada aasaasiga ah iyo ka midha dhakinta qadiyada Madaxbannaanida qaranimada Somaiiland.

Qoraalka Khudbadda Madaxweynaha oo Shabakaddaha Araweelo_News_Network, ugu soo gudbiyeen akhristayaasha PDF, si ay uga bogtaan, hlkan Riix Linkiga hoose.

 

Click to access Khudbadsanadeeeda-madaxweynaha-2024-Araweelonews.pdf

Published by Araweelo News Network.

Fadlan la wadaag saaxiibadaa oo warbxinaha iyo wararka ay soo gudbiyaan shabakaddaha Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com.