Araweelo News Network.

 

Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Horumarinta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa  sharaaxd ka bixinay noocyada cashuuraha ay qaado ee ku waajibay muwaadiniinta Somaliland, mawduucan ayaa ahmiyad weyn leh in ay bulhadu ku fahanto, isla markaana wax kaga oggaato noocyada cashuuraha.

Muuqaalo taxanayaal ah ayay wasaaradda horumarinta Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland kusoo bandhigtay qaabka loo qaado cashuuraha iyo xeerarka iyo shuruucda waajibiyay, kuwaas oo tafaasiil ka bixinaya nooca cashuurta laga doonayo muwaadinka eek u waajibtay.

Sidoo kale, waxay wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somomaliland, muqaaladaa oo taxanayaal ah kaga hadlaysaa waxyaabaha lagu qabto cashuurta iyo sababta loo qaadayo, iyadoo dhinaca kale is-bar-bardhig ku samasyay qaar ka mdi ah dalalka gobolka Bariga Afrika sida aynu meelaah qaar cashuurta ugu kala qiima duwanahay.

Muuqaalada lagu sharaxayo chsuuraha, waxaad ka helaysaa halkan hoose daawo oo ka boggo.

Published by Araweelo News Network.

Fadlan la wadaag saaxiibadaa oo warbxinaha iyo wararka ay soo gudbiyaan shebekaddaha Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com