Araweelo News Network.

#Somaliland@ Wasaaradda Maaliyadda Oo War Kasoo Saartay Murrashaxiinta Doonaya In Ay Tartamaan Doorashooyinka

Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa war kasoo saartay murrashaxiinta doonaya in ay ka qaybgalaan tartanka doorashooyinka Somaliland ee 31 May 2021.

Warka Wasaaradda Maaliyadda oo la xidhiidha shurruudaha laga doonayo ee ay ka rabto ayaa lagu sharaxay iyo sida ay u kala duwan yihiin.

 

Halkan Ka Dhegeyso shuruuddaha