#Araweelo_News_Netwprk.

Laascaanood(ANN)-Taliyaha safka hore ee difaaca Ciidanka Qaranka ee Tukaraq, Sareeye Guuto Faysal Cabdi Bootaan, ayaa ka hadlay xaaladda maanta Axad ah Magaalada laascaanood iyo khasaaraha dagaalkii shalay ay gaadhsiiyeen ciidmada Puntland, maleeshiyada iyo argagixisada huwanta ah.

Sareeye Guuto, Muj. Faysal Bootaan oo ka hadlaya arrimahaa iyo kuwo kale Halkan Ka Dhegeyso.