Washington(ANN)-Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland YaasiinXaaji Maxamuud Faratoon oo booqasho ku jooga dalka Maraykanka, ayaa sheegay inuu la kulmay ku-xiggeenka Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay.

 Wasiir Faratoon, ayaa sidoo kale sheegay in uu kulamo kale layeeshay Senetaro ka mid ah kuwo meelaha laga soo doorto Somaliland lagataageero iyo sidoo Hay’addaha samafalka ee Dawladda Maraykanka iyo Khubaro kaleoo muhiima, wuxuuna  tilmaamay inay kala hadleen arrimo khuseeya qadiyada Somaliland iyo howlaha gargaarka Aadaminimada,wuxuuna kulamadaa iyo waxyaabaha kasoo baxay kaga waramay Waraysi uu siiyay Telefishnaka Qaranka Somaliland.

Halkan Ka Daawo.