Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: August 2016

Total 173 Posts

SOOL: Shirkadda Dahabshiil oo Deeq Gaadhsiisay Degmada Dharkayngeeyo, DAAWO

Araweelo News Network Sool(ANN)Shirkadda Dahabshiil ayaa deeq gaadhsiisay deegaanka Dharkayngeeyo ee gobolka Sool. Post Views: 377

Ururka Jahliyada Somaliland Ee Wax Ku Barta Dalka Malaysiya Oo Xilka u Kala Wareejiyay Guddoomiye Loo Doortay Hoggaaminta Ururka Iyo Guddoomiyihii Hore

Araweelo News Network Malaysia(ANN) xaflada xilwareejinta urur ka ardayda iyo jaaliyada Somaliland ee Malaysia oo ka dhacday dalka Malaysia gaar ahaan caasimadiisa kuala lumpur. Halkaas oo gudoomiyihii hore, (Eng. Mohamed Ibrahim Aden) ku wareejiyay gudoomiyaha cusub ee (Nuradin Ibrahim Hassan)

Haweenayda Caanka Ku Noqotay Ganacsiga Bariga Afrika Aamina Xirsi Mooge Oo Lagu Soo Dhoweeyay Hargeysa

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Haweenayda Ganacsatada Caanka ah Marwo Aamina Xirsi Mooge, ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay madaarka caalamiga ah ee Egal . Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo masuuliyiin kale ayaa

Guddoomiye Cirro Oo Ka Digay in Xisbiga KULMIYE Oo Keliya Loogu Shaqeeyo Hantida Qaranka Fariina U Diray Siilaanyo

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland iyo xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka digay in xisbul-xaakimka KULMIYE oo keliya loogu shaqeeyo hantida ka dhexaysa qaranka. Md. Cirro oo hadal ka jeediyey

Mandheera: Dagaal Culus Oo Ciidammada Kenya iyo Al-shabaab Dhexmaray

Araweelo News Network Mandhera (ANN)- Dagaal aad u culus oo saacado badan socday ayaa ciidammada Kenya iyo xoogagga kooxda Al-shabaab ku dhexmaray duleedka degmada Mandheera ee Gobolka Woqooyi-bari – Kenya – gelinkii dambe ee Arbacada. Dagaalka oo sida la sheegay

ISIS/Daacish oo Badhasaab Cusub U Magacowday Gobolka Galbeedka Afrika Iyo Hoggaamiyaha Ururka Boko Haram Oo Beeniyey In xilka Laga Qaaday

Araweelo News Network Lagos (ANN)- Ururka la baxay dawladda Islaamiga ah ee Suuriya iyo Ciraaq (ISIS/Daacish), ayaa sheegatay inay badhasaab cusub u magacaabeen degaannada galbeedka qaaradda Afrika, halkaasoo ay ka dagaallamaan ururka Boko Haram, gaar ahaan dalka Nayjeeriya. Hase yeeshee,

Xildhibaan Indho-indho oo Farriin Talo Xambaarsan u kala Diray Xukuumadda iyo Shacabka Berbera

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho) oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa farriin talo ah oo ku saabsan mashruuca casriyeynta dekedda Berbera u kala diray xukuumadda iyo dadweynaha ku dhaqan magaalada Berbera ee Gobolka

Ciidanka Israa’iil Iyo Dammeeraha Ay Ka Dhaceen Falastiiniyiinta

Araweelo News Network Ciidammada dawladda Israa’iil, ayaa wargeys laga leeyahay dalka Falastiin ku xayeysiiyey 40 dameer oo ay kala hadheen dad Falastiiniyiin ah, iyadoo ciidanka Yuhuudda lagu eedeeyey inay dib u xaraashaan dameero iyo hanti ay kala hadhaan Falastiiniyiinta laga

Nin Guursaday 27 Dumar Ah Oo Dhalay 145 Carruura

Araweelo News Network Nin Guursaday 27 Dumar Ah Oo Dhalay 145 Carruura Nin u dhashay dalka Canada ee woqooyiga Ameerika, isla markaana loo yaqaan ninka ugu guurka badan, ayaa qaba 27 xaas, kuwaasoo u dhalay 145 carruur ah. Dalka Canada

Nin Soomaali Ah Oo Tooray Ku Laayay Dad Badhtamaha London

Araweelo News Network London(ANN) Ugu Yaraan hal qof haween ah ayaa dhimatay 5 kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaadhay kadib markii Nin Soomaali asalkiisu yahay oo ku hubaysan Tooray weerar ka fuliyay gudaha magaalada London ee xarunta Ingiriiska. Wararka, ayaa ka