Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: October 2016

Total 210 Posts

Safaaradda Maraykanka Ee Kenya Oo La Weerraray

Araweelo News Network Nairobi (ANN)Weerrar lagu qaaday dhismaha safaaradda Maraykanka ee Kenya, ayaa sababay khasaare, wararka ka imanaya Kenya ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday Afaafka hore ee dhismaha safaaradda Mareykanka ee Magaalada Nairobi. Saraakiisha Booliska Kenya, ayaa sheegay in

Ethiopia OO Ka Hadashay Sababta Ciidammadeedu uga Baxayaan Soomaaliya

Araweelo News Network Addis Ababa (ANN) Dawladda Itoobiya, ayaa markii ugu horreysay tafaasiil ka bixisay sababaha keenay in ciidammadeedu ka baxaan inta badan degaannada dalka Soomaaliya oo ay hawlo nabad-ilaalin ah u joogeen dhowrkii sannadood ee la soo dhaafay. Wasiirka

Munaasibad Qaadhan Loogu Ururiy Dugsiga 26 Juun Oo Ay Qabteen Ardaydii Ka Baxday Sideetanaadkii

By. Musate Dheereeye Ardaydii dugsiga sare 26 ka Juun ee magaalada Hargeysa sanadahii 1980 ilaa 1988 kii, ayaa munaasibad nooceedu cusub yahay oo qaadhaan ay ugu ururinayaan dugsigii ay ka aflaxeen ku qabtay magaalada London ee cariga ingiriiska. Ardaydan oo

Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Wareegii Labaad Ee Ciyaaraha Koobka Gobolada Dalka

Araweelo News Netowrk Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayso Marwada koowaad ee qaranka Somaliland, Marwo Aamin-weris Sheekh Maxamed Jirde, iyo xubno ka mida golaha wasiirada, gudoomiyaha gobolka maroodijeex, maayarka caasimada, salaadiin, xildhibaano, iyo bulshada qaybeheeda kala

Madaxweyne Siilaanyo oo Baaq Dhiilo Xambaarsan u Diray Beesha Caalamka iyo Ganacsatada Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shaaciyey in abaaro aad u adag soo waajaheen bulshada dalkiisa, taasoo uu caddeeyey inay khatar ku tahay dadka iyo duunyada, haddii aan gurmad degdeg ah lala

Garabka Toosinta WADDANI oo Shaaciyey Dariiqa ay u Marayaan Dacwooda ka Dhanka ah Shirkii Golaha Dhexe

Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Siyaasiyiinta la baxay Garabka Toosinta iyo Caddaaladda xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo biyo-diiday shirkii Golaha Dhexe ee xisbigaasi dhawaan ku qabsaday Hargeysa ee lagu doortay murrashaxiinta Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa uga qaybgali doona doorashooyinka soo

‘Madaxweynaha Somaliland Waxyaabo Badan ayuu u Qabtay Dadka Naafada ah’ Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyada Marwo Khadra

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland marwo Khadra Xaaji Gaydh, ayaa shahaado-sharaf guddoonsiisay hay’adda caalamiga ah ee HANDICAP oo lagu maamuusay doorka ay ka qaadato taakulaynta bulshada naafada ee dalka. “Halkan waxaannu hay’adda HANDICAP International ku

Maraykanka: Laba Haween Soomaali Ah Oo Lagu Eedeeyey inay Hargeysa iyo Nairobi soo Mariyeen Lacag loo Diray Al-shabaab

Araweelo News Network Washington (ANN)Laba haween Soomaali ku nool dalka Maraykanka, ayaa la sheegay in lagu helay dambi ah inay lacago taageero ay ugu talogaleen kooxda Al-shabaab ay sii mariyeen magaalooyinka Hargeysa iyo Nairobi. Maxkamad heer Federaal ah oo ku

Nolol La Xusuusto

Siciid Maxamed Gees – Qeybtii 3aad Sarkaal Khawaaje ah: “Dawladda Ingiriisku khasaare ayey ku qabtaa joogitaanka dalkiina oo lacagta caashuurta ah ee laga qaado dadka Ingiriiska ayaa ku baxda dalkiina oo la geliyaa.” Maax Dugsiiye: “Haddii aad ku khasaarteen dalkayaga

Midaynta Manhajka Dugsiyada Somaliland Waa Tallaabo in La Bogaadiyo Mudan W/Q: Cabdiraxmaan Cadami

Dalka waxa ka furan dugsiyo iyo mac-hadyo gaar loo leeyahay oo aad u tiro badan oo u hawlgala si jaantaa rogan ah ama sidii oo aanay dalka dawladba ka jirin. Qaarkood ardayda waxay ka qaadaan lacago badan oo waalidiinta kalif