Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2021

Total 72 Posts

Somaliland: Guddida Doorashooyinka Oo Kordhiyay Qaadashada Kaadhadhka Iyo Goobbaha Khaaska Ah Ee Loo Cayimay

Araweelo News Network.   #Somaliland, #Maroodijeex, #Togdhee, #Awad Goobbaha Loo Qorsheeyay Maalmaha Lagu Daray Kaadh Qaadashada.   Ka Qaado Goobbaha Shaxda Lifaaqyada Hoose Ka Daallaco. Hargeysa(ANN)- Guddida Dooraashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa shaaciyay in muddo toddoba maalmood oo dheeraad ah ay

Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Wefdiga Zanbia Maxay Ka Wada Hadleen ?

Araweelo News Network. #Somaliland: Wefdi uu hoggaaminayo Wasiirka Caddaaladda ee dalka #Zambia, #Given Lubinda Maxay Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo wasiirka caddaaladda ee dalka Zambia, Given lubinda oo safar

Canadian singer Donates $ 1m to Ethiopians Tigray region

Araweelo News Network. Canada (ANN)- Abel Makkonen Tesfaye, a popular Canadian’s Ethiopians musician known as The Weekend, has pledged $ 1m (£ 700,000) to the Tigray people affected by the conflict in Ethiopia, According to BBC World Africa. Born in

 Somalia: Madaxda Shirku Uga Socday Muqdosho Labada Maalmood Maxaa Kasoo Baxay?

Araweelo News Network.   #Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilligeedu djammaaday iyo hoggaamiyayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya, ayaa maalintii labaad shir uga socdaa Teendhada Afisiyoone ee magaalada Muqdisho. Shirkaa oo muddo dhawr carqalado siyaasadeed iyo khilaaf ku xeernaa , isla markaana ay

“Somaliland, Waa Hubaal in Dimuqraadiyaddu Mari doonto jidkii Hantiwadaagii Kacaanka Ee Fashilmay”Dr.Gabboose

Araweelo News Network. #Dr.,@Gabboose Oo Si Lama Filaan Ah Uga Baxay Fagaarayaasha Tartanka Siyaasada Iyo Xirfadiisa Uu Caanka Ku Ahaa Ee Dhakhtarnimo, Muxuuse Sabab Uga Dhigay/? #Hargeysa(ANN)- Dr Maxamed Cabdi Gabboose, oo dhakhtar caan ka ah geyiga Soomaalida,  isla markaana

Djibouti Government Responds to Al Shabaab Threats

Araweelo News Network.   #Djibouti takes any threat directed against its soil very seriously”   #Djibouti(ANN)-Djibouti takes any threat directed against its soil very seriously and is ready to face them ”say the  Djibouti government responds to Al Shabaab threat

Somaliland: Sawaxan Iyo Buuq Ka Dhashay Waxyaabaha Laga Bedelay Xeer 14, Saamaynta Doorashooyinka Iyo Dhismaha Axsaabta

Araweelo News Network. #Somaliland: Qaabka Loo Furan Karo Urur Siyaasadeed, Shurruudaha Ku Xidhan Iyo Hannaanka Dhismaha Xisbiyada Oo Is Bedelka Lagu Sameeyay #Hargeysa(ANN)-Sawaxan iyo buuq ayaa ka dhashay wax-ka-bedel iyo kaabis lagu sameeyay Xeerka diiwaangelinta Ururada iyo Axsaabta qaranka ee

Somalia: Taliska Ciidamadda Iyo Al shabaab Oo Midba Dhankiisa Ka Sheegtay Guullo Weerraro Lagu Qaaday Saldhiyo

Araweelo News Network. #Somalia: Generalka Ciidanka Iyo Afhayeenka Al Shabaab oo Ka Hadlay Dagaalka #Muqdisho(ANN)-Taliyaha ciidanka millateriga Soomaaliya Jenaraal Odwadaa Yuusuf Raage, ayaa ka hadlay saraakiil lagaga dilay weerraro saaka lagu qaaday saldhiyo ay lahaayeen. General Odwadaa Yuusuf Raage, oo

Who Releases First Report on the Origins of Coronavirus Disease and Related Questions

Araweelo News Network. #Coronavirus: Hypotheses remain open New York (ANN)- The World Health Organization released the long-awaited report on the origin of COVID-19 on Tuesday. Following an investigation by an international team visiting Wuhan, the capital of Hubei Province in

A report on the genocide in the Tigray region of northern Ethiopia

Araweelo News Network.  #Massacre in Ethiopia’s northern #Tigray @region   #Ethiopia Mekelle,(ANN)- A report on a massacre in Ethiopia’s northern Tigray region, which erupted in late November 2020 and a humanitarian catastrophe after Ethiopian troops, backed by Eritreans and local