Month: December 2021
“Somaliland Waanu Ka Tashanaynaa Haddii Aan Xasaradda Iyo Xumaan Ka Doonka Laga Deyn Guddoomiye Khaliif, Siyaasiyiinta Sool
Araweelo News Network. “Xaabsade ayaa sidaa oo kale loo canbusay” Hargeysa(ANN)-Siyaasiyiin kasoo gobolka Sool, ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi in guddoomiyaha gollaha Wakiillada Cabdirisaaq Khaliif Axmed laga daayo, waxay ugu yeedheen “juqa-juqayn”. Siyaasiyiintaa oo xildhibaano kasoo noqday
Guddoomiye Xirsi Oo Madaxweyne Biixi Ugu Digay In Fawdada Dalku Kusii Socdo Uu Masuuliyadeeda Yeelanayo
Araweelo News Network. “Waa yaabe ma laba Madaxwayne ayaa Dalka ka jira? Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Xirsi. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ugu digay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi inuu dalka geliyo qalalaase iyo fawdo
Somaliland: International Research Warns against Risk for Health Bottled Water produced industries
Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)-The international Research centre has warned of the health risks of bottled water produced by small-scale industries in Hargeisa and other cities across the country. The research study on of more than a dozen companies that produce
Somaliland: Madaxweyne Biixi Jawaabta Mucaaradka Ee Majara Habaabisay Munaasibadii Qiimaha Lahayd
Araweelo News Network. Berbera(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, si badheedh ah u sheegay in Xeerka Ururada Siyaasada iyo Axsaabta qaranka ee xiisada weyn abuuray, isla markaana kala qaybiyay gollaha wakiillada uu yahay mid dhaqan gal ah. Wuxuu sheegay in
Cabdiraxmaan Cirro Oo Ku Hanjabay In Muuse Aanu Madaxweyne Ahaanayn Oo Madaxweynayaashu Furnaan Doonnaan
“Shacbigu waa inay gamcaha is qabsadaan oo ay diidaan qalalaasaha Madaxweyne Muuse, waa inay badbaadiyaan qaranimada iyo dumuqraadiyadda,” Cabdiraxmaan Cirro. “Qolada leh axsaabta ayaa diidan in Ururada siyaasada la furo, “Waa Beenayaal waana doorasho diid” Murrashaxa Doorashada Madaxweynaha ee WADDANI.
Boosaaso Oo Dagaal Ku Waaberiisatay Kaddib XabadJoojin Saacado Kooban Ku Fashilantay
Araweelo News Network. Boosaaso(ANN)-Magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka bari ee Puntland, ayaa saaka ku toosatay dagaal ka kulul kii ilaa Isniintii ka socday halkaa, waxaana meesha ka baxday xabad joojin saacado kooban hirgashay, balse Ul booca ku taagnayd, taas oo
Puntland: Madaxweynayaal Hore Oo Ka Dhiidhiyay Dagaalka Boosaaso
Araweelo News Netwrok. “Ciddii aqbaliweyda xabad joojinta waxa loo aqoonsanayaa Denbiile Dagaal oo Maxkamadda dendiyada Dagaalka loo gudbiyo” Boosaaso(ANN)-Siyaasiyiin hore Madaxweynayaal uga soo noqday Maamul gobolleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa si adag uga hadlay xabad joojin deg-de ah in ay
Somaliland: Xildhibaan Guruuje Oo Madaxweyne Biixi Uga Digay In Khilaafka Gudoomiye Khaliif Maro Dariiqii Xaabsade 24 Sanno Ka Hor
Araweelo News Network. “Maxkamadda sarre waa in ay laasho dacwadda.” Xildhibaan Guruuje Hargeysa(ANN)-Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo ka mid ah Mudanayaasha gollaha wakiillada Somliland, ayaa waxba kama jiraan ka dhigay qoraalka dacwada xildhibaano sheegay in ay yihiin 46 xildhibaan shalay
Fighting in Bossaso: PSF General Diano Forces Defeat Dani Administration
Araweelo News Network Bossaso(ANN)-A Heavy gun battle broke out in Bossaso on Tuesday, killing and injuring hundreds of families, forcing hundreds of families to flee their homes. Early this morning, fighting broke out between two factions of the Somali regional
Somaliland: Liiska 46 Xildhibaan Oo Lagu Lifaaqay Xeerka Khilaafka Ku Kala Irdheeyay Gollaha Wakiillada Oo Loo Gudbiyay Maxakamdda Sarre
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xildhibaanada gollaha wakiillada Somaliland, ayaa xal u waayay khilaafka ka taagan xeerka doorashada ee Xeer (Xeer L/r 14 2021.), kaas oo duufaan siyaasadeed iyo khilaaf gaadhay gacan ka hadal ka dhex alloosay fadhigii ugu danbeeyay ee gollaha