Month: August 2022
Ukraine: Antonio Guterres Oo Laga Dalbaday Inuu Xaqiijiyo Ammaanka Xarunta Tamarta Nukliyeerka Ee Zaporizhzhia Oo Ruushka Qabsaday
Araweelo News Network. Erdogan iyo Antonio Guterres Oo Ah Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Waxay La Kulmeen Volodymyr Zelenskyy Kyiv(ANN)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, ayaa la kulmay Madaxweynaha dalka dagaalku naafeeyay ee
Somaliland: Abwaan Hadraawi Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Hargeysa
“Qabrigaygu Deyr Ma Leh, Yaan Lay Dabaaldegin Ilmo Layla Dabagelin, Qofka Ii Duceeyoow Rabbigay ku Derejee” Dardaarankii Abwaan Hadraawi Maloo Raacay Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Allah haw anxariistee waxa maanta gelinkii danbe lagu aas qaran loogu sameeyay xabaalaha Bacqiiq ee waqooyiga
Somaliland: The unprecedented violence is a setback for Democracy
Araweelo News Network. Virginia (ANN)-The Somaliland Strategic Advisory Group, based in the United States of America, spoke about the deadly protests that took place on August 11 in the major cities of Somaliland. “Somaliland: The unprecedented violence emanating from the
Taariikhda Badweynta Iyo Gebagebada Noloshii Abwaan Hadraawi
Dardaarankiisii Maansada Hargeysa(ANN)- Allah haw naxariistee waxa maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo muddooyinkii u danbeeyay xaaladdiisa caafimaad lala tacaalayay. Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame, wuxuu ahaa halgamaa ku taxan taariikhda halganka geyiga Soomaalida iyo guud
Somaliland: Abwaan Hadraawi Halgamaa Ku Taxnaa Taariikhda Geyiga Soomaalida Oo Geeriyooday
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Allah haw naxariistee waxa maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo muddooyinkii u danbeeyay xaaladdiisa caafimaad lala tacaalayay. Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame, wuxuu ahaa halgamaa ku taxan taariikhda halganka geyiga Soomaalida iyo guud
Nairobi: Guddoomiyaha IEBC Kenya Oo Shaaciyay Qorshayaal Lagu Shirqoolayay Guusha William Ruto
Araweelo News Network. Nairobi(ANN)- Guddoomiyaha guddida madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduuddaha Kenya ee IEBC Mr. Wafula W. Chebukati ayaa ku dooday in Afarta xubnood ee Kommishanka doorashooyinka ee qaadacay natiijida uu ku dhawaaqay Isniintii ay doonayeen in dib loogu
Somaliland: Wasiir Lagu Hujuumay Aaska Loo Sameeyay Dhalinyaradii Ku Dhimatay Muddaharaadka Hargeysa
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Saddex Dhalinyaro ah oo ku nafwaayay muddaharaadka Hargeysa 11 August 2022, ayaa maanta si wadajir ah loogu aasay xabaalaha bariga Magaalada Hargeysa, iyadoo ay ka qaybgaleen masuuliyiinta Xisbiyada WADDANI,iyo UCID oo ay weheliyaan qoysaska iyo ehelada marxuumiinta
ISSIAS AFWERKI OO ETHIOPIA FARA-GELIN BA’AN KU HAYA (INTELLIGNCE INFORMATION).
Araweelo News Network. ISSIAS AFWERKI OO ETHIOPIA FARA-GELIN BA’AN KU HAYA ( #INTELLIGNCE #INFORMATION). Khabiir la tirsan mukhabaaradka dalka suudaan ah oo ka gaabsaday inuu shaaciyo magaciisa iyo muuqaalkiisa ayaa bannaanka soo dhigay xogo badan oo ku saabsan colaaddaha wejiyada
Kenya: Odinga Oo Ka Hadlay Doorashada Lagaga Adkaaday
Araweelo News Network. Nairobi(ANN)- Raila Odinga oo laga guulaystay doorashada Kenya ayaa ka hadlay natiijada lagu dhawaaqay Isniintii, kaddib markii guddida doorashooyinku shaaciyeen in ninka sida weyn tartanku u dhexmaray Willian Ruto ku guulaystay natiijada doorashada madaxtinimo. Murrashaxa rug-cadaaga ah
Damaca Ethiopia Ee Dekedda Saylac
#INTELLIGNCE #INFORMATION). Damaca Ethiopia wuu ka weeynyahy Qabsashda Galbkeeda Gobolka sittii ee dowlad Deegaanka soomaaliyeed.. Meel kasta oo ay awood dhigtaba damaca Ethiopia waa xeebta dheer iyo dekedaha ummadda soomaaliyeed siday u gaadhi lahayd. Sannadkii 2019 waxa biloowday Qorshe loogu