Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2022

Total 62 Posts

Somaliland: Dhawaaqista Natiijadda Imtixaanaadka Ee Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Waxyaabaha Ku Cusub

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland, ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadka shahaadiga sannad Dugsiyeedka 2021-2022, ee Fasallada 8-aad ee Dugsiyada dhexe iyo fasallada 4-aad ee Dugsiyada sarre ee Somaliland. Munaasibadda shaacinta Imtixaanaadka shahaadiga ah ee Ardayda Fasallada Afraad iyo

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Qaabka Loogu Soo Dhoweeyay Burco

Araweelo News Network. Madaxweyne Biixi Qabkee Loo Soo Dhoweeyay Burco(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Magaaladda Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, waxaana deegaanka Qoyta ee Waqooyiga Burco kaga hor yimi boqolaal qof. Masuuliyiinta Gobolka

Somaliland: Siyaasi Faratoon Ku Dhawaaqistiisa KAAH Muuqaalka Siyaasadeed Oo Kasoo Baxay

Sawirkii Uu Ka Bixiyay Siyaasadda Dalka, Xisbiyada Hore, Ururada Cusub Iyo Siyaasiyiinta Somaliland Ee Ku Dhiiriyay Inuu Ku Biiro Ururka KAAH Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Siyaasi Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo ahaa wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Somaliland, isla

Somaliland: Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Oo Sababeeyay Ka Qaybgalka Shirweynaha Urur Siyaasadeedka KAAH

“Hore umaan iman xaflad Urur Siyaasadeed qabsanayo,  iimana qorshaysna inaan mid kale imaado”Guddoomiyaha Cabdirisaaq Khaliif Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif, ayaa ka qaybgalay shirweynaha koowaad ee Urur siyaasadeedka KAAH, oo maanta ka dhacay huteelka Maansoor ee

Moscow: Dagaalka Oo Sii Xoogaystay Iyo Qaramada Midoobay Oo Bidhaamisay  Calaamad Yar

Araweelo News Network. Kyiv (ANN)-Dagaalka Ukraine ayaa sii xoogaysanaya, waxaase jirta xoogay rajo ah oo ay Ukraine iyo Moscow  ka muujiyeen inay danaynayaan sidii loo samayn lahaa aag ammaan ah oo ku wareegsan warshadda Nukliyeerka ee ugu weyn Yurub oo

Somaliland: Dareenka Bulshada Iyo Doorka Mashaariicda Caafimaadka Ee Wasaaradda Maaliyadda

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Qaar ka mid ah Bulshada Somaliland ee addeegyada caafimaad u doonta goobaha caafimaadka ee dawladda, ayaa ka dareen celiyay sida ay addeegyadu wax uga tareen baahida caafimaad. Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland, ayaa ka fulisay miisaaniyadda Qaranka mashaariic

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Dhaliilay Shirka Dhaqaalaha

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo hadal ka jeediyay shirka dhaqaalaha ee maanta ka furmay Magaaladda Hargeysa, ayaa dhaliilo u jeediyay masuuliyiinta xukuumaddiisa ee soo agaasimay shirkaa. Masuuliyiinta sagaal wasaaradood oo ay hormood u yihiin Wasaaraddaha

Mujaahid Aadan Maal Halyeyga La Xidhay Iyo Dhacdadii Hawlgalkii Birjeex

Waa Kuma Mujaahid Maal? Araweelo News Network. Maal iyo Malooshow Labadii Mujaahide Ururkaba lahaayoow Gebilay(ANN)-39 Soddon sannadood kaddib hawlgalkii Birjeex ayaa xabsiga loo taxaabay mid ka mid ah saddexda halyey oo ka nool 11 mujaahid oo hadhcad kala baxay Birjeed

Somaliland: Canbaaraynta Xadhiga Telefishanka CBA

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Telefishanada Somaliland ayaa canbaareeyay xadhiga xukuumaddu kula kacday Telefishanka Codka Bariga Afrika (CBA) oo ka mid ah Telefishanada Somaliland laga leeyahay ee ka hawlgala dalka, isla markaana xaruntiisu tahay Magaalada Hargeysa. Qoraal ay soo saareen Telefishanada Somaliland

Macaluusha Iyo Abaaraha Kusoo Waajahan Yurub Iyo Maraykan

Araweelo News Network. Brussels (ANN)-Dalalka Yurub iyo Maraykan, ayaa waajahaya dhibaatooyin macaluul ah, iyadoo laga cabsiqabo Abaaro kusoo waajahan iyo Biyo la’aan.  Xilligan inta baddan dalalka Qaarada Yurub waxaa la soo deristay mowjado kulayl oo soo noqnoqday toddobaadyadii la soo