Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2022

Total 50 Posts

Fadeexado Musuqmaasuq Oo Hadheeyay Baarlamaanka Yurub Ayaa Galaaftay Haweenay Guddoonka Ka Mid Ahayd

Araweelo News Network. Brussels (ANN)-Aqlabiyadda xubnaha Baarlamaanka Yurub ayaa u codeeyay in Haweenayda Eva Kaili laga xayuubiyo jagadii Guddoomiye ku xigeenka ee ururka Salaadadii. Mooshinka lagu soo afjarayo xilkeeda oo la horgeeyay Baarlamaanka waxaa taageeray 625 mudane, halka uu diiday

SOMALILAND’s heroes who left their mark on history

Araweelo News Network.   SOMALILAND’s heroes who left their mark on history     This is the group of SOMALILAND volunteers who have dedicated and invested their valuable time and money to lead and prosecute the killer and war criminal

Haddii Caanimada Magaca iyo Lacagtu Qiima Leedahay Sheekadan Akhri

Saddex sano ka hor , Gabadhan Quruxda badan ee lagu magacaabo Jeeslii Kiriist (Cheslie krystl) waxay ku guulaysatay gabadha Quruxda u metelaysa Gobolka Woqooyiga Karoolina ee dalka Maraykanka ( North Carolina). 2 todobaad muddo laga joogo waxay waraysi la yeelatay

Somaliland: Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo Bayaan Kasoo Saaray Diiwaangelinta

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka, ayaa ka hadlay qaabka ay u bilaabayaan diiwaangeinta codbixiyayaasha Somaliland . War-saxaafadeed ay soo saareen maanta, waxay kaga hadleen jedwelka diiwaangelinta iyo qaabka ay u bilaabayaan. Qoraalka kasoo baxay guddida doorashooyinka qaranka oo nuqul

Su’aasha Maydka Maxaa Laygu Dilay?

Araweelo News Network Ummadda Somaliland waxaa ka xoog-batay riyaaq iyo jacayl Somaliweyn markii inta ay ka xorowday Ingiriiska 1960 markiiba ku biirtay Somalia oo iyaduna ka xorowday Talyaaniga si loo horseedo dawlad Somaliyeed oo xoog leh oo ka kooban Shantaba

Qatar Hosted the Best World Cup Ever In the History

Araweelo News Network. The west are too jealous, especially by politicizing the event in their falsehood slogans of promoting human rights and equality. The ego centrist western world will never feel happy to see a Muslim country doing amazing progressive

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Xeer Kusoo Saaray Maalinta La Bilaabayo Diiwaangelinta Doorashooyinka

Araweelo News Network.   Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray xee Madaxweyne oo ku taariikhaysan 11-12-2022, kaas oo lagu shaacinayo diiwaangelinta cod bixiyayaasha ee dootashooyinka aan weli la cayimin. Qoraal kasoo baxay galabta qasriga Madaxtooyadda Jamhuuriyadda

Colaadda Siyaasadeed  Ee Ka Dhex Qaraxday Maraykanka Iyo Boqortooyada  Sucuudi Carabiya 

Araweelo News Network   Colaadda Siyaasadeed  Ee Ka Dhex Qaraxday Maraykanka Iyo Boqortooyada  Sucuudi Carabiya Sidee ayuu dhaxal sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya uga badbaadi karaa shirqool la mid ah kii lagu khaarajiyey Boqor Faysal 1974-tii markii uu isku deyey Cuna

Sacuudiga Iyo Shiinaha Oo Heshiisyo Waaweyn Oo Ka Cadhaysiiyay Maraykanka Kala Saxeexday

Araweelo News Network. Riyadh(ANN)-Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa magaalada Riyaad kula kulmay dhaxalsugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan Jimcaha waa markii saddexaad Booqashadii ugu horreysay ee Xi uu ku tago Sacuudi Carabiya lix sano gudahood, waana safarkii saddexaad ee uu dibadda

Somaliland: Shir Lagu Falanqaynayo Siyaasadda Arrimaha Dibedda

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Shir lagu falanqaynayay Siyaasadda Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah, oo labadii maalmood ee u danbeeyay ka socday Magaalada Hargeysa, ayaa lasoo gebagebeeyay Khamiistii. Labadii maalmood ee kulanku socday, ayaa lagu