Month: January 2023
Somaliland Oo Ka Hadashay Garaadada Lagu Soo Dhoweeyay Gaadiidka Tignikada Ee Ciidanka Qaranka Iyo Calanka Soomaaliya
“Nabadgelyada Sool Ee Laascaanood Waxay Gacanta Ugu Jirtaa Ciidanka Qaranka Somaliland” Sareeye Gaas Nuux Taani #Araweelo_News_Network. Muuqaalkan ka Daawo Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network. Published by Araweelo News
Laascaanood: Garaad Jaamac Oo Lagu Soo Dhoweeyay Calanka Soomaaliya Iyo Hadalka Uu Jeediyay Ee Shirka
#Araweelo_News _Network Laascaanood(ANN)-Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Madax-dhaqameedka gobolka Sool, ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Garaad Jaamac, oo Bulshada Laascaanood kala kulmay soo dhowayntii ugu ballaadhnayd tan iyo markii
Ukraine claims to be losing soldiers on the #front lines, while the US says that Kyiv lost 100,000 soldiers in the War
Kyiv says it regrets that its Western allies have not decided to send in modern heavy Tanks #Araweelo News Network. Kyiv (ANN)- Ukraine says its losing its people on the frontlines, and desperately needs the world’s support as its soldiers
Somaliland: Xukuumadda Oo Go’aamo Kasoo Saartay Shirka Garaadada Laascaanood
#Araweelo News Network. Laascaanood(ANN)-Xaaladda Magaalada Laascaanood ayaa degan, wallow ay jiraan dhaqdhaqaayo nabadeed oo ay garab socdaan siyaasado xidhiidh la leh kacdoonkii ay dhowaan sameeyeen shacnbiga Magaalada Laascaanood. Garaadada u dhashay gobolka Sool ayaa la filayay in shir ay dhowaan
Belarus: Hoggaamiyaha Mucaaradka Oo Ka Hadhashay Ujeeddada Ciidamada Ruushka Ee Misk
#Araweelo News Network. Misk City (ANN)- Hoggaamiyaha mucaaradka Belarus, Sviatlana Tsikhanouskaya, ayaa shaki ka muujisay in Askar ka socota Belarus ay ku biiri doonaan ciidamada Ruushka ee ku sugan Ukraine. Hase yeeshee, Haweenaydan Sviatlana, ayaa sheegtay in joogitaanka Ciidamada Ruushka
Extremist and anti-Somaliland groups were behind the calls for planned killings and fueling the conflict that inspired the Las-anod protests ” Statement
#Araweelo News Network. Extremist and anti-Somaliland groups were behind the calls for planned killings and inciting violence that resulted from the Las-anood protests, a statement issued by the Ministry of Foreign Affairs of Somaliland. January 18th, 2023TO: European Union
Somaliland: Masuul Arrimaha Laascaanood Awgood Isku Casilay
#Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Prof. Axmed Cabdi Muuse (Abyan), ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay Ururka Barwaaqo ee uu Hoggaamiyo Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, wuxuuna sidaa ka sheegay mar uu manta kusoo laabtay dalka, isagoo kasoo degey garoonka
Ukraine: Wasiirkii Arrimaha Guddaha Iyo Saraakiil Kale Oo Ku Dhintay Burbur Diyaaradeed
Burburka Diyaaradda Waxa Ku Dhintay 18 Qof Oo Masuuliyiin, Saraakiil Sare Iyo Caruur Ah #Araweelo News Network. Wasiirkii Arrimaha Guddaha Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Ku Dhintay Burbur Diyaaradeed Kyiv (ANN)-Wasiirkii Arrimaha guddaha ee Ukraine, Denys Monastyrskyy, iyo ku xigeenkiisa,
Laascaanood: Dhacdooyinkii U Danbeeyay
#Araweelo News Network. Laascaanood(ANN)-Deganaansho ayaa laga dareemayaa xaaladda Magaaladda xarrunta u ah gobolka Sool ee Laascaanood, Kaddib go’aan kii ay soo saareen guddida khusuusiga ee ka kooban 33 xubnood maalintii ay taariikhdu ku beegnayd Jan 1 2023. Waxaa muuqanaysa in
Ukraine: Dagaalka Oo Galaaftay Wasiirkii Difaaca #Jarmalka, Wasiirka Cusub Ee Loo Magcaabay Xilka Iyo Dhibaatooyinka Siyaasadeed Ee Hadheeyay Xukuumadda
Maxaa Hortaagan Taangiyadda Dagaalka Ee Jarmalku Ukraine Ugu Balanqaaday,? Faddeexad Sababtay Iscasilaada haweenaydii Wasirika Difaaca ee Jarmalka Christine Lambrecht #Araweelo News Network. Berlin (ANN)-Wasiirkii Difaaca ee Jarmalka Christine Lambrecht, ayaa xilka ka degtay, taas oo ka dhalatay hubanti la’aan ka