Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2023

Total 50 Posts

Stern Warning to Radical Religious Groups In Somaliland

The Radical I’tisam Group in Somaliland opposes the colonial borders in Africa without having a peaceful substitute solution that would not lead to endless violent, continental clan wars that would return Africa to Stone Age. It would be great if

Mogadishu: Establishment of the Fund for Peace and Stability in Somalia

#Araweelo_News_Network.   PRESS RELEASE FOR IMMEDIATE CIRCULATION Mogadishu, Somalia (ANN)-, September 13th, 2023 — Today, the Government of the Federal Republic of Somalia, led by H.E. Prime Minister Hamza Abdi Barre, and the Government of the Republic of Italy, led

Ruushka Iyo Kuuriyada Waqooyi Oo Kulan Xaasaasi Ah Ku Yeeshay Bariga Fog Iyo Balanqaadka Kim Jong Un

#Araweelo_News_Metwork.   Moscow(ANN)-Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa Arbacadii la kulmay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, xilli ay labadooduba gaadheen goobta Vostochny Cosmodrome ee Bariga Fog ee Ruushka, halkaas oo lagu wado in labada hoggaamiye ku yeeshaan wadahadal naadir ah

Libya iyo Maroco Masiibooyin Galaaftay Kumanaan Qof

#Araweelo_News_Network. Libya Tripoli (ANN)- Masiibooyin kala duwan ayaa haleelay oo ku habsaday labada dal ee Libya iyo Mrocco, iyadoo duufaano sababay innay jabaan biyo-xidheena Libya ku yaal sababeen dhimashada in ka baddan 1,000 qof. Sidoo kale, Laanqayrta cas ee caalamiga

A New JFK Assassination Revelation Could Upend the Long-Held “Lone Gunman” Theory

#Araweelo_News_Network. James Robenalt. He has kept his secret for 60 years. Paul Landis was one of two Secret Service agents tasked with guarding first lady Jacqueline Kennedy on November 22, 1963—the day President John F. Kennedy was assassinated. In a

#Somaliland: Dablayda Gacan-Libaax Oo Wareejiyay Gaadhigii Ay Ka Dhaceen Dhoqoshay

#Araweelo_News_Network.   Burco(ANN)-Dablayda gacanta ku haysay gaadhigii ay ka dhaceen shalay duleedka degmada Dhoqoshay ee ay lahayd wasaaradda Biyaha Somaliland, ayaa maanta lagu wareejiyay Odayaasha iyo Salaadiinta Beesha Habarjeclo, kaddib markii Guddida Beelaha Garxajis ay ku qanciyeen dablayda in gaadhigaa

“Somalia has been in one form of civil war or another for about 30 years,” James Barnett

  #Araweelo_News_Network. “This is a war between the Somaliland government and these militias, but it’s much more than that too.” Las Anod (ANN)-Somalia has been in one form of civil war or another for about 30 years,” James Barnett tells

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Ayaa Ku Eedaysan Wixii Ku Dhacay Qaranka Baadhisteedana Guddi Madaxbanaan Ayaa Looga Fadhiyaa” Xisbiga WADDANI

#Araweelo_News_Network.   “Bannaanbaxyo iyo Dumar Shaashaddaha Ka Hanjabaa Wixii Dhacay Maydhimaayaan” Xisbiga WADDANI Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa ku eeddeeyay Madaxweyne Biixi inuu adhaxda ka jebiyay ciidanka Qaranka Somaliland, isla markaana sabab u ahaa wixii dhacay, sidaa awgeed loo baahanyahay

“Garaadada Waxaan Leeyahay Furaha Collaada Iyo Furaha Nabadu Yaanu Iskaga Kiin Khaldamin” Siyaasiga Maxamuud Xaashi

Siyaasiga Maxamuud Xaashi Oo Garaadada Sool U Diray Farriimo Garnaqsi Iyo Hogga-tusaalayn Taariikhi Ah #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo xilligan hoggaamiya Urur Siyaasadeedka KAAH oo miisaan siyaasadeed ku leh saaxada siyaasadda Somaliland, ayaa ka hadlay xaaladda xilligan ee Garaadada

#Somaliland: Xukuumadda Oo Bayaan Kasoo Saartay Dablayda Gacan-Libaax

  #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa bayaan kasoo saartay Dablayda Gacan-Libaax oo hawshooda ay ku jireen Odayaal, Salaadiin, Ganacsato iyo waxgarad kale, kuwaas oo ku hawlanaa sidii loogu qancin lahaa inay beddelaan mawqifkooda, kaddib heshiiskii lagu xalliyay khilaafka doorashooyinka. Wasaaradda Arrimaha