#Araweelo_News_Network.

Burco(ANN)-Guddoomiyaha Cusub Maxamed Kaahin Axmed, isla markaana ah wasiirka arrimaha Guddaha Jamhuuriyadda Somaliland ee lagu doortay shirka gollaha dhexe ee Xisbiga KUMIYE uga socday labadii maalmood ee u danbeeyay 20-21 August2023, Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, ayaa khudbad uu ka jeediyay madal casuumad uu ku sagootiyay ka qaybgalayaasha kaga hadlay arrimo baddan.

Guddoomiye Maxamed Kaahin Axmed oo uu dhinac fadhiyo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee lagu doortay shirka Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa madasha ka jeediyay waxyaabo baddan oo la xidhiidha doorashadii hoggaanka Xisbiga iyo xaaladdaha siyaasadeed ee dalka ka jira,

Muuqaalkan Ka Daawo Hadalka Muj. Maxamed Kaahin ka jeediyay madasha.


Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com