#Araweelo_News_Network.

Burco(ANN)-Shirkii Gollaha dhexe ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE uga socday Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa lasoo gebagebeeyay Isniintii maanta.

Shirka ayaa lagu doortay Guddoomiye Cusub oo loo doortay Muj. Maxamed Kaahin Axmed, oo xilligan ah wasiirka arrimaha guddaha Somaliland, halka guddoomiye ku xigeenka koowaad loo doortay Cabdicasiis Maxamed Samaale oo uu ku xigeenka kula tartamay Maxamed Aadan (Maxamed Ilkacase).

Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiirka Ganacsiga Maxamed Xasan Sacad (Saajin) ayaa loo doortay in ay xisbiga u metelaan doorashada Madaxtooyadda ee soo socota.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad uu ka jeediyay shirka si gaar ah ugaga hadlay Guddoomiyaha cusub Muj. Maxamed Kaahin Axmed.

Muuqaalkan ka Daawo

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com