#Araweelo_News_Network.

Burco(ANN)-Badhasaabkii hore ee Gobolka Awdal ee xukuumaddii Axmed Siilaanyo ayaa iskaga baxay Xisbiga KULMIYE, isagoo sheegay inuu shirkii Gollaha dhexe ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE uga socday Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer oo lasoo gebagebeeyay Isniintii 21 August 2023, kaddib gaadhay go’aankaa.

Cabdaw Axmed Aayar, ayaa dhaliilo u jeediyay Shirka, wuxuuna sheegay in muddadii shirku socday uu eegayay haldoorkii Xisbiga oo madasha aan ka muuqan, sidoo kale wuxuu tilmaamay in uu naawilayay in Madaxweynuhu aannu mar kale is sharaxin ee guddoomiyaha iyo murrashaxnumada Madaxweynaha ku wareejiyo Maxamed Kaahin Axmed.

Sidaa awgeed, wuxuu Madaxweyne Biixi ku dhaliilay inuu weli qabo hunguri, iyadoo xaallladda dalku ku jiro la ogyahay.

Muuqaalkan ayuu kaga hadlay Cabdaw Aayar arrimo baddan oo ku taxan ilaa halgankii.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com