#Araweelo_News_Network.

Laascaanood (ANN)- Garaaddada Laascaanood, ayaa soo saaray go’aamo ka cadhaysiiyay maamul goboleedka Puntland ee Garoowe, kaas oo naawilayay innay Garaaddadu soo xulaan 17 xubnood oo u metela Baarlamaanka Maamulka oo la doonayay innay soo gudbiyaan.

Hase yeeshee, khilaaf si weyn u gilgilay Laascaanood, isla markaana shaki weyn iyo dareen cabsi ah dhaliyay ayaa hadheeyay, iyadoo dadka Laascaanood oo ay hore ugu dhawaaqay maamul arrintan ka cadhaysiisay, sidoo kale garaaddada oo ku kala qaybsanaa arrintan  ayaa ugu danbayntii kulan ay xal ugu raadinayeen xiisadda ka dhalatay arrintaa kasoo saaray qodobo ay sheegeen innay ka turjumayaan rabitaanka shacabka maamulka Khaatumo.

Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed oo ah afhayeenka garaaddada oo akhriyaya Go’aamada halkan ka dhegeyso.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com