#Araweelo_News_Network.

Laascaanood(ANN)-Guddoomiyaha Gollha Wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sharaxay sababta ay xukuumadda Madaxweyne Biixi xal nabadeed ugu weyday arrinta Laascaanood iyo khaladaadka dabarka ku noqday in isku dayo baddan oo xabbad-joojin iyo wadahadal lagu raadinayay u fashilmeen.

Laxidhiidha: Somaliland; Xukuumadda Oo Ka Hadashay Weerar Lagu Qaaday Saldhiga Mahad Canbaashe Ee Laascaanood

Gudoomiyaha Wakiillada, Cabdirisaaq Khaliif, wuxuu sharaxaad ka bixiyay marxaladihii la doonayay in nabad lagu soo dabaalo Magaalada iyo mashaqooyinkii ka dhacay oo sida uu sheegay sii murgiyay arrimaha.

Mudane Cabdirisaaq Khaliif, wuxuu arrimaha si weyn ugu eeddeeyay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo sida uu sheegay badhi-furay hindisayaal la doonayay in xal loogu helo arrimaha si aannay xaaladdu u gaadhin halka ay maanta gaadhay.

Muuqaalkan ka Daawo

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com