#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiilladda Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa saaka loo doortay inuu noqdo guddoomiya hoggaaminaya gollaha.

Doorashada oo ahayd tartan addag ayuu xildhibaan Yaasiin Xiir oo ah guddoomiye ku xigeenka Urur Siyaasadeedka KAAH kaga guulaysatay xildhibaan Maxamed Khadar Carara oo ka socday Isbahaysiga Mucaaradka ee WADDANI iyo UCID.

Faratoon ayaa helay codadka 46 xildhibaan, halka xildhibaanka la tartamayay uu helay 35 xildhibaan.

Xildhibaanada Isbahaysiga Xisbiga KULMIYE iyo Ururka KAAH, ayaa si weyn ugu dhiiraday innay si xarago ah ugu hubsadaan kursiga Guddoomiyaha Xildhibaan Faratoon oo hore tartan addag ula galay Guddoomiyihii hore Cabdirisaaaq Khaliif oo kaga guulaystay tartanka xilligaa, iyadoo Madaxweyne Biixi iyo xisbul xaakimka KULM

Muuqaalkan ka Daawo Doorashada Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Somaliland.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com