#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saartay qodobo la xidhiidha arrimaha la doonayo in lagu xoojiyo xabad joojinta Laascaanood ee wiiqantay iyo sidii gurmad deg deg ah loo gaadhsiin lahaa dadka ku barakacay dagaalka.

Kulankii labaad ee ay yeesheen Xukuumadda iyo Hoggaamiyaasha Ururrada Siyaasadda Somaliland oo ka qabsoomay qasriga Madaxtooyadda, ayaa laga soo saaray qodobadaa iyo kuwo kale oo la xidhiidha arrimaha doorashooyinka qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne ku xigeenka Candiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Hoggaamiyayaasha tobanka Urur Siyaasadeed ee kusoo baxay tartankii.

Qoraalka kasoo baxay kulankaa oo ka kooban todoba qodob halkan ka akhri.

 

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com