TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Human Rights

Total 312 Posts

Somalia: Farmajo Appoints Ikran Tahlil Case Commission

Araweelo News Network.   Mogadishu (ANN)- The President of the Federal Republic of Somalia, Mohamed Abdullahi Mohamed, has ordered an investigation into the death of Ikran Tahlil, a female member of the Somali National Intelligence Service (NISA), amid growing public

Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Jawaab Cad Ka Bixiyay Muranka Ka Taaga ikraan Tahliil Iyo Hay’adda Sirdoonka

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)- Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ee Somalia, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa jawaab cad ka bixiyay  dhawaaqa Hay’adda sirdoonka Somalia ee NISA, kaas oo la xidhiidha kiiska Ikraan Tahaliil Faarax oo muddo laba bilood ah aan la

Al-shabaab Oo Iska Fogaysay Dilka Haweenay Sirdoonka Somalia Ka Tirsanayd Oo NISA U Xanbaarisay

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)- Dagaalyahanka Al-shabaab ayaa been aan sal iyo raad lahayn ku tilmaamay in ay dileen Gabadh magaceedu ahaa Ikraan Tahliil Faarax oo muddo dhawr bilood ah aan la hayn raq iyo ruux, balse Hay’adda NISA ee

#Somaliland: #SOLJA Condemns #Arrest of Journalist Abdimalik Oldon

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)- The Somaliland Journalists Association (SOLJA) has condemned the arrest of journalist Abdimalik Muse Oldon, a well-known journalist in the field of humanitarian work and support for the vulnerable. Abdimalik Muse Oldon, was arrested on 19

Somaliland: Booliska Oo Xabsiga U Taxaabay Weriye Cabdimaalik Coldoon Oo Caan Ku Ahaa Arrimaha Samafalka

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabtay Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ha suxufi caan ku ah arrimaha taakulaynta iyo gargaarka samafalka ee dadka dhibaataysan, sidaana waxa u xaqiijiyay shebekaddaha Araweelo News Network, weriyayaal ku sugan Magaaladda Burco

Somaliland: Sheekh Maxamed Ismaaciil Oo Xorriyadiisa Loo Celiyay

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)- Sheekh Maxamed Ismaaciil, oo ka mid ah culimada waaweyn ee geyiga Soomaalidu degto aad looga yaqaan, ayaa laga sii daayay xabsiga, kaddib markii uu Afartii caalanamaal ee u danbeeyay xidhnaa. Sidaana waxa xaqiijiyay ehelada qoyska

HRW calls on Ethiopian government to release Tigrayan detainees in Addis Ababa jails

Araweelo News Network. “Government must immediately stop racial abuse and discrimination against ethnic Tigrayan” HRW   Nairobi(ANN)-Human Rights Watch (HRW) has accused the Ethiopian government of discriminating against Tigrayans in the capital, Addis Ababa. HRW, in a report published on

Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Sheekh Ka Mid Ah Kuwa Ugu Magaca Dheer Culmida Soomalida Iyo Qoyskiisa Oo Hadlay

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabtay Sheekh Maxamed Ismaaciil, oo ka mid ah culimada waaweyn ee geyiga Soomaalidu degto aad looga yaqaan, xadhiga Sheekh Maxamed Ismaaciil, waxa xaqiijisay gabadh uu dhalay oo muuqaalo ay ku muujinay

“The people of Tigray, Ethiopia, are suffering from a humanitarian crisis that has been man-made.” report by World Peace Foundation

Araweelo News Network.     New York(ANN)-A report by the United States-based World Peace Foundation (WPF) warns of the situation in Tigray, which has been in turmoil for the past few months. The sad report stems from an invasion by

Somaliland Oo Xabsiga Kasii Deysay Hablo U Xidhnaa Calanka Soomaaliya

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga kasii deysay  koox hablo ah oo muddo ku xidhnaa xabsiga Gebilay, kuwaas oo loo xidhay falal ay ku kaceen munaasibadii 26 June 2021. kaddib markii ay qaateen Calanka Soomaaliya. Kooxda laga soo

{ }Smiley face