#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka jawaabay guusha guddoomiyaha cusub ee gollaha wakiillada loo doortay 23 July 2023, Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon iyo guuldaradii uu la kulmay tartankii hore, maadaama uu Siyaasiga Maxamuud Xaashi xilligaa dhisayay Cabdirisaaq Khaliif xilligana uu dhisayay Faratoon isla kursigii Guddoomiyaha Wakiillada.

Siyaasi Maxamuud Xaashi oo u hanbalyaynaya guddoomiye Faratoon, ayaa ka jawaabay su’aal la xidhiidhay hore waxaad loollankii hore la socotay mucaaradlka, adigoo ka ollolaynayay Cabdirisaaq Khaliif xilligana aad dhisaysay Faratoon “Miyaan la odhan karin mar walba dhanka aad raacdo ayaa guushu la jirtaa” sidaa ayuu u weydiiyay Suxufi Luqmaan Maxamed Faarax intii lagu jiray hanbalyada guddoomiyaha cusub.

Muuqaalkan ka Daawo Siyaasi Maxamuud Xaashi oo ka jawaabaya.

 

 
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com