#Araweelo_News_Network.

 

Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay dhacdooyinkii siyaasadeed ee ugu danbeeyay iyo mawqifka xisbi ahaan ay ka taagan yihiin go’aanka guddida doorashooyinku shaaciyeen maalmihii lasoo dhaafay ee qaabka ay doorashooyinku u kala horaynayaan.

Guddoomiye Faysal oo maanta kasoo degey garoonka Egal Interntional ee Magaalada Hargeysa oo si weyn loo soo dhoweeyay, ayaa ka hadlay aragtida siyaasadeed ee xisbi ahaan ay ka qabaan xaalladda dalka.

Laxidhiidha: Guddida Doorashooyinka Oo Soo Saaray Go’aan Malaawaal Ah Oo Tilmaamaya Sida Loo Kala Horaysiinayo Doorashooyinka Lagu Murransanaa

Madaxweyne Biixi iyo Guddoomiyaha gollaha Guurtida Saleebaan ayuu ku eeddeeyay innay masuul ka yihiin go’aanka guddida doorashooyinka oo sida uu sheegay ku koobnaa shan xubnood, sidaa awgeed uu yahay mid kaga xun dagaalka ka socda Laascaanood iyo duulaanka lagu soo qaaday qaranka, sidaa awgeed aannay marnaba aqbli karin.

Laxidhiidha: Xisbiga WADDANI Oo Ku Mashquulsan Mawqifkooda Go’aanka Guddida Doorashooyinka Iyo Guddoomiye Xirsi Oo Iska Riixay

Guddoomiyaha UCID oo ka Hadlay arrimahaa iyo kuwo kale oo xamaasadaysan muuqaalkan ka daawo.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com