#Araweelo_News_Network.

 

Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ku baaqay in arrinta dablayda kasoo muuqatay shaashadaha ee hanjabayay maalintii shalay laga hawlgalo, isla markaana qaran ahaan iyo qoys ahaanba looga dabatago.

Guddoomiye Saleebaan, wuxuu arrimahaa iyo kuwo kale oo la xidhiidha doorashooyinka iyo nabadgelyada kaga hadlay hadal uu ka jeediyay gollaha guurtida Somaliland Isniintii 24 July 2023.

Sidoo kale, wuxuu ka hadlay doorashada guddoomiyaha gollaha wakiillada Somaliland ee loo doortay Xildhibaan Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), isagoo tacliiq ka bixiyay qofka uu yahay guddoomiyaha la doortay iyo kaalintiisa.

Muuqaalkan Ka Daawo Guddoomiye Saleebaan oo arrimahaa ka hadlaya.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com