Araweelo News Network.

Halyeygii Ka Badbaaday Xasuuqii Garabcase  Muxuu Ka Yidhi Xaaladda Khilaafka Somaliland.

 

Muuqaalkan Ka Daawo Caydiid Jaamac Xirsi oo ka waramaya dhacdadii murruga lahayd ee xasuuqii garabcase ee lagu laayay halyeeyadii Ciidankii Soomaaliya dagaalkii 1977.

Caydiid wuxuu ka mid ahaa Liiska loo qorsheeyay xasuuqa, waraysigan oo qaybtii saddexaad ah,ayaa ku xidhiidhsan qatybo hore oo uu kaga hadlayaa dhacdadaa iyo aragtidiisa xaaladda khilaafka siyaasadeed ee xilligan ka aloosan Somaliland, isagoo rilmaamaya sida uu xalka u arko.