#Araweelo_News_Network

 

Hargeysa (ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyda Somaliland ayaa Garwaaqsatay dayaca ay samaysay ee dawladda Federaalka ee Soomaaliya kula wareegtay 2018.

 

 

Qoraal kasoo baxay Ha’ayadda Duulista Hawadda Somaliland oo ka hadlaya arrimahaa iyo waxa ay Xukuumad ahaan ka yeelayaaan halkan ka akhri.