Month: September 2016
Shucaaca Taleefoonku Waxuu Yareeyaa manida Ragga (Xogta Dahsoon) Daawo
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Daraasad cilmi oo la sameeyay ayaa natiijadii kasoo baxday ka digaysaa in taleefoonka Mobilka lagu qaato jeebka hore ee surwaalka, isagoo taleefoonku waxyeelo u gaysanaya xubnaha taranka ee Ragga. Arrintan ayaa lagu sheegay in waxyeelada Taleefoonku saamayn
Goobjooge: Sixitaan kooban oo ku saabsan buugga Danjire Cawil (WQ: Yuusuf Cabdille Cismaan “Shaacir”)
Goobjooge: Sixitaan kooban oo ku saabsan buugga Danjire Cawil (WQ: Yuusuf Cabdille Cismaan “Shaacir”) Taariikhdu waa inoo musbaax maanka caawima e Adoo male gudaayaad yiqiin marar ku gaadhaaye Makaankaaga waa inaad taqaan meelba waxa yaale Xaaji Aadan Af-qallooc Dhawaan waxaa
Somaliland: Madaxtooyada iyo Wasaaradda Khaarajiga Oo Jawaabo Ka Bixiyay Canbaaraynta Beesha Caalamka Ee Kala Qaadista Doorashooyinka
Araweelo News Netowrk Hargeysa (ANN)Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si rasmi ah uga jawaabtay dhawaaqii dalalka qaadhaan-bixiyeyaashu kaga soo horjeedsadeen in la kala qaado labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada, kuwaasoo ugu baaqay Madaxweynaha inuu ka laabto go’aankiisa, haddii kalena
Sucuudiga: Nin Baabuur Bas ah u Beddelay Dhoolli (Ambulance) Xawaarihiisu Dheereeyo oo Bukaanka Lagu Qaado
Araweelo News Network Riyadh(ANN)Nin u dhashay dalka Sucuudiga, ayaa baabuur bas ah u beddelay dhoolli (ambulance) xawaarihiisu dheereeyo oo bukaanka si degdeg ah loogu geyn karo cusbitaalka. Mr. Osama Al-Fallali ayaa sheegay inuu bilaabay inuu dhoolligan aan noociisa hore loo
Baadhitaan Cusub Oo Lagu Ogaaday In Dadka Muslimka Ah Ee Maraykanka Caqiidadooda Dhibaatooyin Loogu Geysto
Araweelo News Network London(ANN)Daraasad cusub oo dalka Maraykanka laga sameeyey ayaa iftiimisay in dadka xayiraadda ugu culus la saaro, cidhiidhigana la geliyo ay yihin Muslimka. Sida lagu sheegay daraasad ay diyaariyey Jaamacadda American University, kuna daabacday wargeyska Independent ee ka
Mogadishu: Taliyihii Saddexaad Ee Ciidamada Soomaaliya Oo Qarax Lagu Dilay Iyo Saacado Kadib Sarkaal Kale Oo Toogasho Lagu Dilay
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Taliyihii Saddexaad ee Ciidamada Dawlada Federaalka Soomaaliya Jeneraal Maxamed Jimcaale Goobaale, ayaa lala beegsaday Weerrar qarax ah oo ka dhacay badhtamaha magaalada Muqdisho maanta. Kaddib markii gaadhi laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lala beegsaday. Saraakiisha Dawlada Soomaaliya
Cismaan Cabdullaahi Cigaal (Cismaan Hindi ) Oo Ku Geeriyooday Cariga Ingiriiska Iyo Guddoomiyayaasha WADDANI iyo KULMIYE Oo Ka Hadlay Geeridiisa
Araweelo News Network London(ANN) Alleh ha u naxariistee, waxa magaalada London ee Cariga Ingiriiska maanta ku geeriyooday Marxuum Cismaan Cabdullaahi Cigaal (Cisman Hindi) oo ahaa Siyaasi ganacsade ah oo door weyn kasoo qaatay halgankii dalka iyo dib u dhiskii Somaliland
Barnaamijka Loo Bixiyay “Habeenkii inqilaabka” Oo Lagusoo Bandhigay Shirqoolkii Dilka Ahaa Ee Uu Ka Badbaaday Madaxweynaha Turkiga Erdogan. Daawo Muuqaalka Xogtaa
Araweelo News Network Ankara(ANN)Telefeshinka Afka Carabiga ku hadla ee Al Jazeera ayaa baahiyay barnaamij xasaasi ah oo daaha ka faydaya qaabkii uu u dhacay inqilaabkii Fashilmay ee wadanka Turkiga. Barnaamijkan oo loogu magac daray “Habeenkii Inqilaabka” oo Dawlada Turkigu ku
Qarax Khasaare Dhaliyay Oo Gil-gilay New York
Araweelo News Network New York(ANN)ugu yaraan 29 qof, ayaa ku dhaawacantay qarax ka dhacay degmo mashquul badan oo ku taala magaalada New York. Ma cadda waxa sababay qaraxaa oo ahaa mid xoog weyn oo ka dhacay deegaanka Chelsea Sabtidii. Mr.
Waa Kuma ‘Hadraawi’? W.Q. Siciid Jaamac Xuseen
Hadday jiraan malyuun qof oo Hadraawi yaqaan, waxaa hubaal ah in mid waliba sidiisa u yaqaan oo halkaas aad ugu tegaysid malyuun. Aniguna malyuunkaas ayaan ka mid ahay. Sidaan U Aqaan: Waa qof, waa abuur insi ah, waa nolol giraan