Month: May 2021
#Simon Marks: Weriyihii #New York #Times Oo Laga Masaafuriyay Addis Ababa #Ethiopia Oo Waajahday Canbaarayn Kaga Timi Dunida
Araweelo News Network. #Addis Ababa(ANN)-Xukuumadda #Federaalka ee #Ethiopia, ayaa waajahday canbaarayn kaga timi Hay’addaha Xuquuqda Aadamaha iyo Ururada Caalamiga ah ee u dooda Suxufiyiinta dacalada dunida, taas oo ka dhalatay kadib markii ay xaqiijisay inaydalkeeda la masaafisay Weriye
Somalia: Shirka Wada Tashiga Xukuumadda Federaalka Iyo Maamul Gobolleedyada Oo Furmay Xilli Uu Ergayga Midawga Afrika Iska Casilay
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa kulan si weyn loogu caddaadinayay maanta la yeelatay Maamul gobolleedyada Soomaaliya ee ay muddada ku murmayeen qaabkii ay doorasho uga dhici lahayd Soomaaliya. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble
#Jerusalem: Xamaas Oo U Quusgoysay Israel Xabad Joojinta Kadib Dabaaldega Masjidka Laga Xoreeyay Yuhuuda Ee Al-Aqsa
.Araweelo News Network #Jerusalem @Qaza(ANN)-#Israel iyo #Falastiin ayaa mid walba dhiniceeda soo dhowaysay xaabd joojinta, iyadoo la arkayay dbaaldegyo Yuhuuda iyo kooxda iska caabinta Falstiin ee Xamaas, kadib markii xabad joojin ay ka shaqaysay dawladda Masar lagaga dhawaaqay si loo
Somalia: Daneeyayaasha Oo Ka Hadlay Mawqifkooda Shir Madaxda Dawladda Iyo Maamul Gobolleedyada U Furmay
Araweelo News Network. Nairobi (ANN)-Daneeyayaasha arrimaha Soomaaliya, ayaa ka hadlay aragtidooda xilligan ee Soomaaliya iyo shirka dawladda Federaalka ee Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada ugu furmay magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay daneeyayaasha arrimaha Soomaaliya, ayaa lagu
Somaliland Advocacy Group Writes Letter to US President Joe Biden
Araweelo News Netwwork. The #Somaliland Advocacy #Group has written a letter to #US President #Joe@Biden on the issue of the #Republic of #Somaliland. In a #statement the Somaliland #Advocacy Group has written to White House they talked about it
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Dagaalka Qaza Iyo Dulmiga Falastiin
Araweelo News Network. Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi, Sanand-guuradii 30aad ee Munaasibadda 18May? Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag uga hadlay, wuxuu ku tilamamay dulmiga iyo gardarrada lagu hayo shacabka iyo maatida reer Falastiin.
#18May: World Campaign for Somaliland Recondition
Araweelo News Network. PRESS RELEASE On May 18, 1991, the People of #Somaliland declared the formation of the independent Republic of Somaliland; and while world’s focus was on Somalia at that time and since, the people of Somaliland managed, through