Month: July 2021
Abwaan Yuusuf Shaacir Muxuu Ka Yidhi Guddida Xeel-dheerayaasha Ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Ku Dartay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Abwaanka Caanka ah ee Yuusuf Cismaan Cabdulle (Yuusuf Shaacir), ayaa ka hadlay dareenkiisa liiska Wasiirka Waxbarashadda Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ku dartay, isaagoo lagu xuay Magaciisa Xubno lagu sheegay Xeel-dheerayaasha Af-Soomaaliga. Bulshada Somaliland, ayaa si weyn su’aalo
Debretsion Gebremichael: Hoggaamiyihii Tigray Oo Kasoo Muuqday Shaaracyada Mekelle Kaddib Siddeed Bilood Oo Buuralayda Uu Kaga Jiray Dagaal
Araweelo News Network. . Mekelle (ANN)-Dr. Debretsion Gebremichael oo ahaa Hoggaamiyaha Madaxweynaha ka ahaa maamulka gobolka Tigray, isla markaana hormood u ahaa dagaalka dhuumaalaysiga ee Jabhada TPLF, muddada siddeeda bilood ah kula jireen Ciidamadda Dawladda Federaalka iyo kuwa dalka Eriteria
TPLF displayed thousands of Ethiopian Federal Government soldiers on the streets of Mekelle who were captured during the fighting
Araweelo News Network. Mekelle (ANN)-The Tigray Defense Forces (TDF), formed seven months ago but backed by TPLF fighters and others, took control of the Tigray region last Monday, eight months after it was hit by fighting. in collaboration with
Somaliland: Prof. Siciid Xasan Sheekeeye Oo Ka Hadlay Loollanka Shirguddoonka Iyo Dareenka Ka Dhashay Xeerka Furista Ururada Ee Xilligan
Araweelo News Network. “Doorashooyinka Laynagu Ammaanay , Waxa Natiijadoodu ku xidhantahay Loollanka Shirguddoonka” Hargeysa(ANN)-Prof. Siciid Xasan Sheekeeye oo si dhaw ula socda siyaasada dalka Somaliland, ayaa ka hadlay arrimaha xilligan taagan ee doorashooyinka biya dhacooda , xeerka ay dhowaan gollaha
DP World acquires US-based supply chain solution days after inaugurated the new container terminal at Berbera Port
Araweelo News Network. Dubia (ANN)-DP World has announced that it has acquired a 100 percent stake in US-based Syncreon, valued at US $ 1.2 billion. This transaction is subject to custom completion requirements and is expected to close on
Maxaa Sababay Guusha TPLF Mar Kale Soddon Sano Kaddib Hantiyeen?
Araweelo News Network. Waa Kuma Hoggaamiyaha Loo Nisbeeyay Guusha Lama Filaanka Ah ? Jabhad iska caabin ah oo la magac baxday Tigray Defence Forces (TDF), oo la sameeyay toddoba bilood ka hor, balse ay kaalmaynayaan dagaalyahannada TPLF iyo
Ethiopia: Abiy discusses reasons for withdrawing troops from Mekelle
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-The Federal Government of Ethiopia (FGS) has for the first time officially acknowledged that the town of Mekelle is out of the hands of Eritrean-backed federal government forces and has now taken full control of the