Month: November 2021
“Waxaa Wax Laga Naxo ah in Booyada Shidaalka Kasoo Qaada Dhax-buur ama Goday ay Berbera ku shubto, Xisbiga UCID
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Sarkaal ka tirsan xisbiga mucaaradka ee UCID, ayaa nasiibdaro iyo maamul-xumo ku macneeyay mushkiladdaha maceeshada iyo shidaalka oo qiimahu si weyn kor ugu kacay Somaliland mudooyinkii u danbeeyay. “Waxaa Wax Laga Naxo ah in Booyada Shidaalka Kasoo
Khartoum: Sudanese politicians still on hunger strike
Protesters call for mass rallies on Sunday Araweelo News Network. Khartoum (ANN)- In Sudan, uprisings have erupted over the coup and the imprisonment of politicians, with three politicians protesting their imprisonment after their political rights and fundamental rights were violated.
Xukuumadda Federaalka Oo Hal Milyan Oo Dollar Ugu Deeqday Gurmadka Abaaraha
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lacag dhan Ha; milyan oo dollar ugu deeqday gurmadka abaaraha. Sidaana waxa sheegay ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyay shirka Guddiga Gurmadka abaaraha ee Sabtidii. Ra’iisal wasaare rooble, ayaa
US warns of terrorist attacks in Ethiopia
Araweelo News Network. Addis Ababa (ANN)-The United States has warned of possible terrorist attacks in Ethiopia, and the State Department has strongly warned citizens in Ethiopia. The Department reminds U.S. citizens of the ongoing possibility of terrorist attacks in Ethiopia.”
“Foostada Shidaalka Iyo Maceeshadu Awaare oo Ethiopia ah ayay kaga jaban yihiin Somaliland oo leh Deked Caalami ah” Xisbiga UCID
Araweelo News Network. Xisbiga UCID, wuxuu naqdiyay siyaasada Xukuumadda Madaxweyne Biixi Hargeysa(ANN)- Xisbiga Mucaaradka ee UCID, ayaa naqdiyay siyaasada xukuumadda Madaxweyne Biixi, waxayna si adag uga hadleen dhibaatooyinka ka haysta bulshada xagga nollosha ee ay sabbabeen sicirbararka ahdheeyay dalka. Xoghayaha
TDF and OLA fighters capture Shewa Robit town on the outskirts of Addis Ababa
The Ethiopian government has expelled four diplomats from the Irish embassy in Addis Ababa. Araweelo News Network. Addis Ababa (ANN)- Fighters from Tigray and the OLA said they had taken control of Shewa Robit town in the Amhara region on
Ethiopia Oo Dalkeeda Ka Caydhisay Diblamaasiyiin Iyo Dagaalka Sii Xumaanaya Oo Sababtay In Laga Daabulo Ajaanibka
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Dalka Ireland oo ka mid ah dawladdaha xubnaha ka ah gollaha amaanka ee qaramada midoobay (Security Council), ayaa diblamaasiyiinta ka joogay laga caydhiyay Addis Ababa. Ireland oo waxay ka mid tahay 15-ka dal ee xubnaha ka
Dalalka Reergalbeedka Iyo Qaramada Midoobay Oo Uga Digay Joogitaanka Dadkooda Ee Ethiopia
Araweelo News Network. Dhawaaqii Ra’iisal Wasaare Abiy ku sheegay inuu faranta dagaalka ku tegeyo si uu ciidamadda u hoggaamiyo oo xaaladda uga sii daray. Addis ababa(ANN)-Dalalka Faransiiska iyo Jarmalka, ayaa ugu baaqay muwaadiniinta ka joogta dalka Ethiopia in ay deg-deg
Ethiopia: PM Abiy Says He Will Lead Government Troops Against TDF
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)- Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed says he has decided to lead his country’s military in the fight against the TDF and become a leader fighter. But Prime Minister Abiy, who has repeatedly turned a deaf
Somaliland: Wasiirka Arrimaha Dibedda Oo Ka Hadlay Safarka Uu Ku Joogo Washington
Araweelo News Network. Washington(ANN)-Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland, Dr. Ciise Kayd oo booqasho ku jooga dalka Maraykanka,isagoo ay weheliso Marwo Adna Adan Ismail, ayaa ka waramay waxyaabihii uu kala kulamay safarkiisa. Dr. Ciise Kayd oo kulan la yeeshay Jaaliyadda Somaliland ee