Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2021

Total 66 Posts

Somaliland Duufaankii Hafiyay Fadhiga Gollaha Rasaastii Booliska,Gacan Ka Hadalkii Iyo Goolaaftankii Madasha

Araweelo News Network. Hragyesa(ANN)-Xildhibaanada gollaha wakiillada Somaliland, ayaa saaka waajahay duufaan siyaasadeed, gacan ka hadal iyo goollaaftan hadheeyay fadhigii gollaha oo sababay in cutubyo ka tirsan ciidanka Boolisku guddaha u galaan. kaddibna rasaas u adeegsadaan. Duufaanka siyaasadeed, ayaa saaxada xalay

Guddoomye Faysal Oo Ku Hanjabay in Somaliland Go’aankeeda Dib Loogu Noqonayo Haddii Madaxweyne Biixi Sidan Dalku Kusii Wado

Araweelo News Network. “Madaxweyne ahaanmaysid Muusoow,,,,,,,” Faysal Hargeysa(ANN)-Hoggaamiyayaasha labada Xisbi ee mucaaradka Somaliland, ayaa si weyn uga cadhooday hadalka Wasiirka warfaafinta, Saleebaan Cali Koore oo sheegay in xeerku furista Ururadu dhaqangal yahay xilli Axaddii xubno mudanayaal ah gollaha wakiillada ka

Somaliland: Labada Xisbi Mucaarad Oo Dhawaaqyo Hanjabaado Iyo Digniinno Ah U Diray Madaxweyne Biixi

Araweelo News Network. “Madaxweyne ahaanmaysid Muusoow,,,,,,,” Faysal Cali Wraabe Guddoomiyaha UCID. “Doodda waxaa ka dhalanay in Maadxweynaha Khiyaamo qaran lagu ooggo, “ Xirsi Cali Xaaji Xasan Guddoomiyaha WADDANI, Hargeysa(ANN)-Laba Xisbi ee mucaaradka Somaliland, ayaa si weyn uga cadhooday hadalka Wasiirka

Somaliland: Xukuumadda Oo Sheegtay In La Furay Ururada Siyaasada Xilli Muran Iyo Mugdi Ka Taagan Yahay Xeerka

Araweelo News Network. Mooshin Lagu Shraciyaynayo Xeerka Oo Gollaha Wakiillada Lasoo Hordhigay Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaacisay in ay furista Ururada siyaasadu yihiin fasax, iyadoo gollaha wakiillada maanta oo Axad ah lasoo hordhigay mooshin ku saabsan xeerka ururada Siyaasada.

Soomaaliya Oo Xayirtay Toddoba Ka Mid Ah Tobban Dal Oo Deeqo Waxbarasho Siin JIray Ardayda Somaliland

Araweelo News Network. Warbixin Laga Akhriyay Gollaha Wakiillada oo waxyaabo baddan kashiftay Hargeysa(ANN)-Xildhibaan Axmed Xasan Casoowe, oo ah guddoomiye ku xigeenka guddida joogtada iyo anshaxa ee gollaha wakiillada Somaliland, ayaa warbixin uu ka jeediyay fadhigii gollaha kaga hadlay dhibaatooyin carqalado

Somaliland: Horn Heritage Oo Hirgelinaysa Dugsiyo Lagu Barto Aasaarta Qadiimaga Ah

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Hay’adda magaceedu yahay  dhaxalka Geeska (Horn Heritage Organization), ayaa daah-furtay Matxafka foogaan -araga ee dhijitalka, kaas ujeeddadiisu tahay uruurinta iyo ilaalinta Aasaarta qadiimiga ah ee  dhaqanka, Xirfaddaha, kal-tiriska, iyo Tignoolajiyadda ay soo hindiseen umadda Geeska Afrika oo

Somaliland: “Madaxweyne Sharciga Kusoo Laabo, Halgamayaal Iyo Siyaasiyiin Ka Hadlay Xaallada Dalka

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Cabdullaahi Xuseen Iimaan (Cabdullaahi Dareewal) oo ka mdi ah siyaasiyiinta Somaliland iyo halgamayaashii ururkii SNM oo ay hareera joogaan xubno kale oo ka mid ah halgamayaashii iyo aqoonyahano, ayaa ugu baaqay Madaxweyne Biixi inuu sharciga dalka kusoo

TPLF says it will easily capture Addis Ababa in the second phase of the war

Araweelo News Network. #Mekelle, Ethiopia, (ANN)- The commander of the Tigrean Defense Forces (TDF), General Tadesse Werede Tesfay, has sent a message to the government of Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed, threatening to launch a second phase of hostilities. General

Burkina Faso’s PM resigns amid political turmoil

Araweelo News Network. Ouagadougou (ANN)- Burkina Faso’s Prime Minister Christophe Joseph and his entire government resigned on Wednesday. President Roch Marc Christian Kabore, who had previously replaced his military leadership due to security concerns, has accepted the resignation of Prime

Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Ansixisay Odoroska Miisaaniyadda Oo Aannay Ka Muuqan Kharashkii Doorashada

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa shaacisay cadadka mala-awaalka miisaaniyad sannadeedka 2022, taas oo ay ka muuqdaan waxyaabo korodh ah iyo qadar loo kordhiyay ciidamadda qaranka.  Hase yeeshee kama muuqato qoraalka miisaaniyada doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo