Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: March 2022

Total 47 Posts

Maxaa Kasoo kordhay Qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan

Araweelo News Network Beledweyne(ANN)-Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Hiiraan Isxaaq Cali Cabdulle ayaa sheegay in labada qarax ee ka dhacay Beledweyne ay geysteen khasaara xooggan. Taliyaha ayaa intaa ku daray in labada qarax ay ku dhinteen 15 qof, isla markaana ay

Somalia: Al Shabaab Attack HalaneBase

MP Amina Mohamed Abdi, a vocal proponent of civil justice was killed by a suicide bomber who targeted her alone. Araweelo News Network. Mogadishu, Somalia ( ANN)- The Al-Qaeda affiliated Al-Shabaab group waged on the attack today Halanebase camp on

Why the U.S. Should Recognize Somaliland?

Heritage Explains Araweelo News Network. Why the U.S. Should Recognize Somaliland? Featuring His Excellency Muse Bihi Abdi Have you heard of Somaliland? It has been de facto independent for 30 years, and they have taken great strides to pursue democracy,

Somaliland: Saamaynta Siyaasadeed Ee Ay Ku Talaabsatay Toddobaadyadii U Danbeeyay

Araweelo News Network Saamaynta Balaadhan ee Siyaasadeed eeSOMALILAND ku Talaabsatay Bilihii Ina Soo DhaafayKaddib saamaynta siyaasadeed ee aan hore loo arag intii ay SOMALILAND jirtay ee ay ku yeelataycaalamka iyo is-beddelka balaadhan ee siyaasadii arrimaha dibadda Somaliland oo kor u

Sheekh Aadan Sune Wadaad Ka Haajiray Somaliland Oo Tahriib Ku Galay Alshabaab

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Wadaadka caanka ah ee Aadan Candiraxmaan Warsame oo caan ku noqday magaca Aadan Sune, ayaa co codkiisa la maqlay, kaddib markii dhawr toddobaad oo lays weydiinayay markii lagu warhelay inuu ka maqan yahay gurigiisa xaafadda Masalaha ee

Dagaalka Ukriane Oo Toddobaadkii Saddexaad Galay Tobban Milyan Oo Qoxooti U Firxaday Yurub

Zelensky IOo Israel ugu baqay inay Badbaadiyaan Magaaladii siddeetan Sannadood ka hor ku badbaadeen Araweelo News Network . Ukraine Dagaalka ayaa galay toddobaadkii saddexaad, iyadoo Madaxweynaha Ukriane Zelensky ugu baaqay Israel in ay badbaadiyaan Kiyv oo ahayd magaaladii ay Yuhuudu

Maraykanka Oo Nidaam Sharci Oo Somaliland Lagula Shaqaynayo Meelmarinaya

Araweelo News Network. Washington(ANN)-Koox ka tirsan Guddida Xidhiidhka Arrimaha Dibadda ee Aqalka Odayaasha Maraykanka, ayaa maanta soo saaray Xeer si cad u iftiiminaya qaabka uu noqonayo Xidhiidhka iskaashi ee Somaliland iyo Maraykanka. Qorshahan, ayaa yimi kaddib markii koox ay hormood

Sucuudiga Oo Saliidda Kaga Iibinaya Shiinaha Lacagtiisa Yuan-ka

Saamaynta ay arrintaasi U Yeelanay Dhaqaalaha Maraykanka Iyo Dunnida Kale Riyadh waxay casuuntay Madaxweynaha Shiinaha Araweelo News Network. Sucuudiga  Oo Saliidda Shiinaha Kaga Iibinaya Lacagta Yuan Iyo Saamaynta U Yeelanay Dhaqaalaha Maraykanka Iyo Dunnida Kale Riyadh(ANN)- Xukuumadda Sacuudi Carabiya ayaa

Somaliland: Kommishanka Qaranka HIV/AIDS Oo Soo Gebagebeeyay Shirka Qabaya Qoraalka Istiraatiijiyadda Iyo Wada Xidhiidhka

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Kommishanka Qaranka Somaliland ee HIV/AIDS (SOLNAC), ayaa soo gebagebeeyay kulan gorfaynayay qabya qoraalka Siyaasada Istiraatiijiyada Qaranka ee ku waajahan xannuunka uu sababo fayriska HIV/AIDS, Kulanka oo saddexdii maalmood ee u danbeeyay si xidhiidh ah uga socdayHuteelka Maansoor

Somaliland President Muse Bihi Holds Important Meetings With Joe Biden Government Officials

Araweelo News Network. Washington(ANN)-Somaliland President Muse Bihi Holds Important Meetings With Joe Biden Government Officials. Important issues were discussed at the meetings, with Somaliland President Muse Bihi Abdi and his delegation in Washington continuing to hold separate meetings with US