Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: March 2022

Total 47 Posts

“Madaxweynuhu Hawshii Doorashada Wuxuu Ku Wareejiyay Ciidanka Qaranka” Murrashax Cirro

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Murrshaxa Doorashada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi, ayaa si kulul uga hadlay dhawaaq Madaxweyne Biixi mar kale ku celiyay in doorashadda Ururadda iyo axsaabta siyaasada laga hor marinayo doorashada Madaxtooyadda. Murrashaxa Cabdiraxmaan, ayaa

Djibouti Oo Xabsiga Ku Gurtay Wasiirkii Miisaaniyadda, Masuuliyiin Kale Iyo Ganacsato

Araweelo News Network. Djibouti (ANN)-Xukuumadda Madaxweyne Geelle ee Dalka Djibouti, ayaa xabsiga dhigtay wasiirkii hore ee Miisaaniyadda Djibouti, Mr. Abdilkarim Aden Cher. Sidoo kale, waxa la xidhay masuuliyiin kale oo ka tirsan dawladda iyo ganacsato, kuwaas oo dhammaantood Axaddii Toddobaadkan

Madaxweyne Biixi Oo Garaacista Ruushka Ee Ukraine Ku Tilmaamay Tii Burco Iyo Hargeysa

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dalalka Ruushka iyo Ukraine ugu baaqay in dagaalka la joojiyo nabadna lagu dabaalo xaaaladda, isagoo dhinaca kalena xaaladda Ukraine ee duqaymaha Ku tilmaamay kuwii taliskii Suyaad Barre ka fuliyeen Burco iyo

Somaliland Madaxweyne Biixi Oo Ku Celiyay Mawqufkiisa Ah In Doorashada Ururrada Lasoo Hormariyo

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku celiyay in doorashada tartanka Ururrada siyaada Iyo axsaabta horaysiinayo doorashadda Madaxtooyadda, Isla markaana ay xukuumaddu diyaar u tahay qabashada saddex doorasho Madaxweyne Biixi, ayaa hadalkaa ka sheegay mar uu

Putin: Ruushka Oo Shuruud Adag Ku Xidhay Joojinta Dagaalka Ukraine

Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa mar kale shuruud ku xidhay soo afjarida duulaanka Moscow ee Ukraine. Sidaana waxa shaaca ka qaaday Aqalka Kremlin-ka oo goor dhowayd sheegay in Ruushku uu joojin doono howlgalkiisa Millateri keliya haddii Ukraine

Somaliland: Bulshadu Sidee Uga Jawaabtay Adeegyada Maaliyadda Ee Maamulka Iyo Maarraynta

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Bulshadda Somaliland, ayaa ka dareen celisay Addeegyada Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka Iyo Maaraynta Dhaqaallaha Dalka. Warbixin lagu faaqiday mawduucaa oo ka jawaabaysa doorka wasaaradda Maaliyadda iyo adeegyadda ay qaranka u hayso iyu sidoo kale qaabka ay Bulshaddu

Somaliland: Hay’addaha Caalmiga Ah Oo Ka Aamusay Baaqa Xukuumadda Ee Abaarta

“Taiwan, maaha go’aan shakhsi, wuxuu kasoo baxay qof kasta oo Somaliland ah, wixii ka dhacay iyo waxay u goosatay Somaliland Aabba-yaashiin iyo Awoow-yaashiin waydiiya”Madaxweyne Biixi Araweelo News Network. “ Hargeysa(ANN)-Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegtay in aannay Hay’addaha caalamiga ah kasoo

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Daah-furay Xafiis Dooddo Baddan Dhaliyay

Muxuu Qabanayaa Xafiisku? Arawaerlo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Janhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa daahfuray xafiis voodoo ka dhex abuutay bulshada. Xafiiska, waxa maalgelinaya Hay’addaha ka shaqeeya arrimaha haweenka, waxaana hormood u ah  Dallada Nagaad Network, iyadoo lagu magcaanay “Xafiiska la

Russia declares immediate ceasefire in Ukraine

Breaking News _____________________________________________________________________________________________ Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Russia declares immediate ceasefire after The two sides held a second meeting and agreed to establish a transit route for aid. According to a recent report today by the Russian Media news agency Sputnik,

Ukraine: Russian forces have entered the site of Europe’s largest nuclear after a fire broke out

President Vladimir Putin threatens German action Hungary has become a Signal of Russia and China Allies in the NATO-Russia war Araweelo News Network. President Vladimir Putin has slammed Western nations Moscow (ANN)-Russian troops are continuing their offensive in the Ukrainian