Month: April 2022
Somalia: Ujeeddada Kulan Loo Balamay Labada Golle Iyo Arrimaha Taagan
Guddoomiyaha Guddida Doorashada oo La Doortay Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Xildhibaannada labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa la filaaya in ay maalinta berri ah magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan wadajir ah oo xaasaasi ah. Kulankaa, ayaa ka danbeeyay, kaddib markii ay
Puntland: Madaxweyne Deni Beerka Jecli Xaydha Jecli
Madaxweyne Deni Muxuu Kala Soo Noqday Kenya iyo Imaaraadka Carabta? Araweelo News Network. Garoowe(ANN)-Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa loogu baaqay inuu baneeyo kursiga Madaxweynaha maamulka Garoowe, kaddib markii uu si cad u shaaciyay inuu yahay
Moscow Oo Hanjabaado Iyo Digniino U Kala Dirtay Maraykanka, Britain Iyo Dalal Kale
Araweelo News Network. Moscow (ANN)-Ruushka ayaa uga digay Maraykanka inuu hubaynta Ukraine, isagoo warqad digniin ah u diray Madaxweyne Joe Biden, kaddib markii Maraykanku sheegay in $800 millyan oo lacagta dollarka ah lagu caawinayo, taas oo isugu jira doyaaraddo iyo
Solja Oo Si Adag U Canbaaraysay Suxufiyiinta Xidhan Oo Loo Diiday Daryeel Caafimaad
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa si adag u canbaareeyay xadhiga koox suxufiyiin ah oo maalintii Afraad ku jira Xabsiga, kuwaas oo qaarkood dhaawacyo soo gaadheen markii la xidhayay, isla markaana aan helin daryeel caafimaad. Kooxda Suxufiyiinta
Somaliland: Lacag Loo Qaybiyay Dadkii Suuqa #Waaheen Ku Waayay Hantidooda Qaarkood
Qadarka Lacagta Loo Qaybiyay Iyo Qaabka Loo Xulay Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in lacag loo qaybiyay qaar ka mdi ah dadkii hantidooda ku waayay suuqa Waaheen ee shuf-beelay 1 April 2022, kaddib markii uu qabsaday dab aan
Wixii Dhacayaba Dhugta oo Afkiina ka Dhawra waxbaa Dhacay!.
Araweelo News Network. Waxa aan Canbaaraynayaa Xadhiga, Jidh-dilka, Caddaadiska, Cago-juglaynta iyo Cabudhinta lagula kacaayo saxaafada madaxa banaan ee Jamhuuriyada Somaliland, waxaanan sigaara u dhaliilayaa wax yeeladii iyo Xadhigii layskugu daray suxufiyiintii Hargeysa ka hawlgalayay, Runtii waa wax laga Xumaado waxa
Kyiv: Gantaalaha Lagu Cashariyay Xilli Uu Goobta Ka Baxay Moskva
Ruushka Oo Balanqaaday In Ay Kordhinayaan Garaacista Caasimadda Ukraine Ee Kyiv Araweelo News Network. Kyiv (ANN)- Magaalada Caasimadda sida weyn loogu burburiyay duqaymaha ee Kyiv, ayaa mar kale waajahday duqaymo kaga imanaya dhinaca Ruushka dagaalka galay kontonka maalmood, iyadoo wax
Moscow Miyay Weyday Markabka Xanbaara Gantaalaha Ee Moskva Hoggaamiyihii Dagaalka Ukraine
Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Dooddo qabsaday warbaahinta aduunka ayaa ka dhashay khasaaraha soo gaadhay Markabka caanka ah ee Moskva oo ku hubaysan gantaalaha ee ay leeyihiin Ciidamada Ruushka ee Badda. Markabka door weyn ku lahaa dagaalka Ukraine, ayaa la arkay dab
Madaxweynaha Jarmalka Oo Loo Diiday Inuu Cagta Dhigo Ukraine
” Arrintu waxay ahayd astaan adag oo wadajirka ah iyo in reer Yurub oo ay la socdaan Ukraine”. Steinmeieron Madaxweynaha Jarmalka Araweelo News Network. Warsaw (ANN)-Madaxweynaha Jarmalka Frank Walter Steinmeieron ayaa loo diiday inuu cagta dhigo Ukraine, wuxuuna gebi ahaanba