Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2022

Total 69 Posts

Somaliland: Dawladda Britain, Xisbiga WADDANI iyo Ururka SOLJA Oo Ka Hadlay Suxufiyiin La Xdhay

“ Waxa aan si adag u cambaaraynaynaa falalka foosha xun ee lagu xidhxidhay Suxufiyiinta iyo xarrunta Telefishnka HCTV oo Xoog lagu galay.” Cabdiraxmaan Cirro. Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Albaabada u laabtay xaruntii Telefishanka Horn Cable Tv, waxaana xabsiga

Putin Oo Si Badheedh Ah U Sheegay In Ciidamadiisu Hub Casri Ah U Adeegsanayaan Duullaanka Cusub

Hawlgalkii Sharafta Ayuu Ku Macneeyay Putin Duullaanka Cusub Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa sheegay in duullaanka lagu qaadayo xilligan dalka Ukraine uu noqonayo mid ka duwan hawlgalkii hore ee 24 February ciidamadiisu ku qaadeen Ukraine. Madaxweyne Putin,

Somaliland: Rabshad Ka Dhacday Xabsiga Dhexe Oo Galaafatay Koox Suxufiyiin Ah

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Rabshad ka dhacday xabsiga dhexe ee Magaaladda Hargeysa, ayaa sababtay dhaawacyo soo gaadhay qaar ka mid ah askarta maxaabiista ilaalisa, waxaana la qamqlayay casar liiqii tacshiirado rasaas ah oo ka dhacay guddaha xabsiga dhexe oo ku yaal

Ukraine: Duullaanka Kama Danbaysta Ah Ee Ruushka Oo Putin Ku Macneeyay Dagaal Rasmi Ah

Saadaasha Laga Bixiyay Hubka Casriga Ah Ee Ruushku U Qorsheeyay Dagaalka Araweelo News Network. Moscow (ANN)-Millateriga Ruushka, ayaa si weyn isugu diyarinaya duulaan kama danbays ah oo lagu qaado Ukraine, kaddib dagaalka lagu hoobtay oo galay maalintii 47aad.  Ruushka, ayaa

Ukraine: Dublamaasigii U Danbeeyay Ee Isku Miidaamiyay Moscow Muxuu Kala Kulmay Madaxweyne Putin

Maxaa kasoo Baxay wadahadalka Putin Iyo Nehamme Kulamadii Jilbaha Laysdhigay? >Farriinta Putin Ugu Quusgooyay ee faray Dublamaasiga Ka socday Xulufada Yurub Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Ra’iisal wasaaraha dalka Austria, Karl Nehammer oo noqonaya Ergaygii u danbeeyay dhowaanahan ee isku miidaamiya Moscow

Somaliland: Dhalinyarada Shaqa Qaran Oo Baafinaya Mushaharkooda

Qoraal Cabasho Ah Oo Gaadhay Madaxweyne Biixi Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Dhalinyarada Barnaamijka Shaqo Qaran oo ah Dufcadii labaad ee kasoo baxda Barnaamijka Shaqa Qaran ee Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixii yagleelay, ayaa iska waayay nidaamka xisaabaadka ee musharooyinka shaqaalllaha dawladda.

“Saddex Meheradood Ayaa Iga Gubtay, Qaabka Wax Loo Wadaa Maaha Mid Caddaalad Ah”

“Annigu sidan umma arko Caddaalad, ma jirto Cid wax na weydisiay” Mid Ka Mid Dadkii Hantidooda ku Waayay Suuqa Gubtay Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-“Waxa muuqa in Liisas layska qoranayo oo dadkii dhibaatadu soo gaadhay ee hantidooda ku waayay suuqa gubtay

Maraykanka Oo Manjaxaabiyay Ra’iisal Wasaarihii Pakistan Imran Khan

Wuxuu Safka Hore Kaga Jiray Hoggaamiyayaasha Xulufada U Muujiyay Madaxweyne Putin Araweelo News Network. Islamabad(ANN)-Maraykanka ayaa ku guulaystay in xukunka laga tuuro Ra’iisal wasaarihii dalka Pakistan Imarn Kha, kaddib markii  hor yimi siyaasada Maraykanka eek u waajahan dalkiisa, iyadoo Washington

Suuqa Gubtay Maaha Waaheen

Araweelo News Network. Yaa Dhisay Suuqyada Hargeysa!!! Waxa aan doonayaa in aynu saxno sida ay kala yihiin labadan magac ee midna layidhaa WAAHEEN kan kalana uu yahay SHIRAAQLEH. Marka aynu ka hadlayno asalka Suuq-waynaha Magacii Taariikhda ugu jiray waxa uu

Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Doorkeeda Dhismaha Suuqa Waaheen

Araweelo News Network. “Ma Jiro Shacbi leh dawladda kuma kalsoonin, Annaguna Wasaarad Ahaan….” Wasiir Cabdullaahi Abokor Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay sheekooyinka mad-madawga iyo murranka abuuray ee la xidhiidha qaabka dib u dhiska loogu samaynayo suuqa gubtay ee Waaheen iyo