Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: June 2022

Total 71 Posts

Somaliland: Wasiirka Waxbarashadda Oo Soo Gunnaanaday Imtixaanaadka Shahaadiga Ah

” Imtixaanka kumaanu adkayn Ardayda sidii sannadii hore, wuxuuna noqday kii nooqgu dhibta badnaa sannadkan,,,,,”Guddoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud. Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Jamhuuriyadda Somaliland iyo xafiiska Imtixaanaadka Qaranka, ayaa soo gebagebeeyay Imtixaanaadka shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2021-2022,

Somaliland: Kommishanka Xuquuqda Aadamaha Oo Sheegay Tacadi Iyo Jidh-dil Loo Geystay Siyaasiyiinta iyo Suxufiyiinta

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Kommishanka xuuqquda Aadamaha ee Qaranka, jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka hadlay xaaladda maxaabiista siyaasada ee labada Xisbi iyo suxufoyiinta oo maanta Khamiistii 16 Jun 2022, markii u horraysay muddadii ay xidhnaayeen la horkeenay maxkamadda Hargeysa si rumaan loogu

Ukraine: Afar Hoggaamiye Oo Booqasho Qarsoodi Ah Safar Dhulka Ah Ku Galay Kyiv

Araweelo News Network. Kyiv (ANN)-Dagaalka  Dalka Ukraine, ayaa weli sii socda, wuxuuna si weyn saamayn  uu yeeshay dalalka Yurub iyo dunida kale oo laga dayrinayo cunto-yari uu sababay iyo dhaqaalaha aduunka oo hoos u dhac weyni ku yimi, isla markaana

Somaliland: Booliska Iyo Xisbiga WADDANI Oo Tafaasiil Kala Duwan Ka Bixiyay Warka Weerrarka Guriga Murrashax Cabdiraxmaan Cirro

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Booliska Somaliland, ayaa ka hadlay weerrar la sheegay in lagu hujuumay guriga uu deganyahay murashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cabdiraxmaan Cirro) oo maalmihii u danbeeyay u diga-rogtay guri ku yaal dhinaca Bari

Somaliland: Go’aamo Kasoo Baxay Shirkii Gollaha Wasiirrada

Arawaelo News Network Hargeysa(ANN)- Fadhigii 93aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinayey madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) . Shirkaa waxay ka soo baxeen qodobo muhiim  oo

Ethiopia: Berbera port shares offer swept off without government notice

The Ethiopian Government say to investigate the matter Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Ethiopia losses its opportunity to the ownership of 19 percent of Berbera Port as the government failed to fulfill certain conditions according to Dr. Saad Ali Shire, Ministry

Muqdisho: Magcaabista Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Oo Wejigabax Ku Noqotay Madaxweyne Deni

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magcaabay xilka ra’iisal wasaaraha oo si weyn loogu dheg-taagay muddooyinkan. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa u magcaanay xilkaa ra’iisal wasaaraha dawladda Federaalka ee Soomaaliya xildhibaan Xamse Cabdi Barre,

Somaliland: a democratizing country struggling for recognition

Araweelo News Network. Brussels (ANN)-The European Neighborhood Monitor, an online journal of research, news and analysis covering European affairs, addresses the issue of the Republic of Somaliland. MEP Lars Patrick Berg conducts an exclusive interview with Ali Hamud Jibril, Deputy

Somaliland: Saraakiisha Mucaaradka Ee Xabsiga Ku Jira Oo Loo Diiday Qareeno

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Saraakiisha labada xisbi mucaarad ee WADDANI iyo UCID oo xukuumaddu xabsiga u taxaabtay 9 Jun 2022, toddobadkii hore, ayaa weli ku jira xasbiga Mandheera, iyadoo aan la horgeyn maxkamada, mucaaradka ayaa ku qay;inaya weli in xoriyadoda loo

Somaliland Opposition Parties Threaten Nationwide Protests

The mediation had not fulfilled its promise to release those detained during the protests on June 9, 2022. Opposition Statement Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)-“The government is just wasting time and arguing over the timing of the November, 13, 2022 presidential