Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: June 2022

Total 71 Posts

Maxaa La Gudboon Madaxweyne Biixi Iyo Mucaaradka?

Wasiirka Iska Casilay Xukuumadda Madaxweyne Biixi Ma Xoojinta Mucaaradkaa, Mise waa xeelad kale? Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Arrimaha Guddaha ee gobollada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland Naasir Caydiid, ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda Madaxweyne Biixi.

Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Ansixiyay Xubnaha Ka Dhinaa Guddida Diwaangelinta Ururrada Iyo Axsaabta

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha gollaha wakiillada, ayaa saaka la hor kenay saddex xunood oo ka mid ahaa toddobada Xubnood ee guddida diiwaangelinta iyo ansxixinta Ururrada, kuwaas oo waayay codkii ay ku ansixi lahaayeen 24 May 2022, iyadoo xilliga golluhu cod

Somaliland President Opens African Security Dialogue Conference in Hargeisa

“To fully grasp the horrors visited upon the cities of Somaliland, all you need to do is look today at Mariupol and other major cities of Ukraine.” Said, The Brenthurst Foundation African Security Dialogue. Araweelo News Network. Hargeyisa (ANN)- The

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Daah-furay Shir Caalami Ah Oo Amniga Iyo Dawladnimada

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN))- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay shir caalami ah oo lagu lafo-gurayo, nabadda iyo dawlad-dhiska, kaas oo uu soo qabanqaabiyay  machadka weyn ee The BRENTHURST Foundation ee uu hoggaamiyo Dr. Greg Mills. Shirkan

Ukraine: Dullaanka Ruushka Oo Galay Boqol Maalmood Warbixinta Britain Iyo Dhawaaqyada Galbeedka

Araweelo News Network. Ukraine(ANN)-Dagaalka Ruushku ka wado guddaha dalka Ukraine, ayaa galay maalintiisii 100-aad, Madaxweynaha Ukraine Zelenskyy ayaa sheegay inuu rajaynayo in saaxiibada reer galbeedka ay u soo diraan hub hor leh si ay u difaacaan dalkiisa. Markii dagaalku billowday,

Somaliland: Shirkaddaha Laydhka Oo Kordhiyay Qiimaha Iyo Kommishanka Tamarta Oo Qoraal Kasoo Saaray

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Shirkaddaha Laydhaka ayaa kordhiyay qiimaha ay hore ugu bixin jireen Laydhka, kaddiib markii ay labada dhirkadood ee ugu waaweyn Tec-Telesom Iyo SomPawer ee Laydhka siiya Magaaladda Hargeysa ku heshiiyeen in ay kordhiyaan qiimaha. Labada shirkadood ee Tec-Telesom

Somaliland: Fadhigii Gollaha Wasiirrada Oo Lagu Soo Qaaday Sicir Bararka Hadheeyay Nollosha Bulshada

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Fadhigii Gollaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu soo qaaday scir-bararka hadheeyay nollosha Bulshada, kaas oo saababay in maceesahdu cirka isku shareerto, isla markaana ay adkaato nolloshu. Qoraal kasoo baxay markii uu dhammaaday shirka oo nuqul ka mdi

Maraykanka Iyo Jarmalka Balanqaadyada Hubka Loo Dirayo Ukraine Ee Aan Hirgelin Iyo Sababaha

Araweelo News Network.  “Waxaan siin doonaa Giriiga baabuurta dagaalka ee lugta Jarmalka,” Hoggaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz Berlin (ANN)-Hoggaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz, ayaa Khudbad uu u jeediyay Bundestag wuxuu ku sheegay in Jarmalku uu gaadhsiin doono Ukraine gantaalaha nidaamka difaaca hawada

Somaliland Ciidamadda Oo Isku Xeeray Xafiiska Xarunta Guud Ee Xisbiga WADDANI

Araweelo News Network.  “Bannaanbaxu waa muujinta dareenka Shacbigu, waa xaq Dastuuri ah, waana uu dhacayaa cid hortaagi kartaana ma jirto,” Murrashax Cabdiraxmaan Cirro. Hargeysa(ANN)-Mucaaradka ayaa sheegay in aannay jirin cid hor istaagi karta in ay taageerayaashoodu sameeyaan isu soo baxa

Midawga Yurub Oo Ku Kala Qaybsamay Qaadacaada Saliida Ruushka Iyo Go’aanka Durba Ragaadka Ku Eryay EU

Araweelo News Network. Brussels (ANN)-Hogaamiyayaasha Yurub ayaa ku kala qaybsamay cunaqataynta la doonayo in la saaro ruushka si loo joojiyo shidaalka uu siiyo dalalka Midawga Yurub. Shirka labada maalmood ka socday magaalada Brussels hoggaamiyaasha 27 dawladood ee naadiga Yurub  doodo