Month: July 2022
Jowharadii Masraxa Fanka Soomaalida Khadra Daahir Cige Oo Loo Gelbiyay Gurigeeda
Geerideedu Waxay Damaqday Qalbiyada Malaayiin Xusuusteedu Aannay ka Go’ayn. By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Arraweelo News Network. Khadra Daahir Cige, waxay ka mid ahayd hablaha fanka Soomaalida foolaadka u ahaa ee sida weyn codkeeda iyo
Somaliland: Mashruuc Lid Ku Ah Qaranimada Oo Wasaaradda Qorshayntu Aqbashay In La Fuliyo
Araweelo News Network. Sarkaal Soo Bandhigay Macluumaad La Xidhiidha Mawduucaa Hargeysa(ANN)-Somaliland ayaa laga digay Mashruuc lid ku ah jiritaanka iyo qaranimadeeda oo ku kacaya ku dhowaad labaatan Milyan oo lacagta Maraykanka ah, kaas oo si khiyaamo ah u saxeexay Wasiirkii
Ukraine: Ruushka Oo Loogu Baaqay Inuu Adeegsado Nukliyeerka
Araweelo News Network Moscow(ANN)-Dagaalka qadhaadh ee ka socda dalka Ukraine, ayaa marba marka ka danabysa yeelanyo weji kale, iyadoo xaaladda dagaalku isku beddelayso daqiiqado, sidoo kale dagaalkan ayaa si weyn saamayn dhaqaale, mid siyaasadeed iyo mid amni ugu yeeshay aduunka,
Somaliland: Khabiir Culuunta Dhaqaalaha Ka Dhiga Jaamacadda Hargeysa Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Xeerka Midaynta Cashuuraha Iyo Dooddaha Ka Taagan
Qaabkee Loo samaynayaa maamul daadejin, marka laga hadlayo xeer L/R 23, waa maxay mushkiladu, qaabkee u shaqeeyaa, dhammaan su’aalahaa iyo kuwo kale, wuxuu kaga jawaaabayaa daraasadda. Araweelo News Network. Hareysa)ANN)-Cabdiwahaab Garaad oo culuunta dhaqaalaha ka dhiga Jaamacadda Hargeisa ayaa sharaxaad
Somaliland: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Qaybgalay Aaska Fannaanadii Weynayd Khadra Daahir Cige
Araweelo News Network. “Fanka iyo Bulshadaba waxay ku lahayd magac aan gaboobayn”Abwaan Xasan Ganey Hargeysa(ANN)-Allah ha u naxarisitee Fannaanadii weyn ee Khadra Daahir Cige, oo xalay ku geeriyootay Cisbitaalka International Hospital, ayaa maanta si wey loogu Aasay Xabaalaha Haleeya ee