Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2022

Total 62 Posts

 Somaliland: Opposition Threatens Impeachment for President

Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)-Somaliland Opposition Threatens Impeachment for president, The protest today is not going to offices, but to the Presidency, and the protest is going to be held where the bower is. said Somaliland opposition parties. The two opposition

Somaliland : Xisbiyada Mucaaradka Oo Ku Hanjabay Qodobada Miiska U Yaal

“Muuse Gebilay Iyo Berbera Biriish Haw Samaysto” Guddoomiyaha UCID Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Labada Xisbi ee Mucaaraadka oo isu bahaystay xukuumadda Madaxweyne Biixi, ayaa ku hanjabay in ay jiraan saddex qodob oo miiska u saaran haddii la waayo xal siyaasadeed oo

Somaliland Wasaaradda Waxbarashadda Oo Maalinta Caalamiga Ah Ee Akhriska Iyo Qoraalka Soo Bandhigtay Tirada Dadka Ka Faa’idaystay Fursada

“Cid walba oo diyaar u ah waxbarasho,  waa inay ka faa’idaystaan fursadan.” Agaasime Cabdirisaaq Naakhuude Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Munaasibad si bllaadhan loo agaasimay oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee wax akhriska iyo qoraalka, ayaa lagu qabtay Magaaladda Hargeysa

Hadalkii Siyaasadda Waa Layga Xidhay, Madaxweyne Biixi

Araweelo News Network. Boorama(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay falcelinta kaga timi khudbad uu ka jeediyay maalmihii lasoo dhaafay Jaamacaddda Hargeysa xilli uu munaasibad loo qabtay Ardayda ka qalinjebisay loo qabtay. Hase yeeshee Madaxweyne Biixi oo Khamiistii ka

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Masiibooyin Sii Kordhaya Iyo Mushkilada Suuqa Waaheen

Araweelo News Network. Boorama(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan dib u dhiska Suuqa Waaheen oo maalmihii u danbeeyay dadka dhismayaasha gaarka ah ku lihi saluug iyo cabasho ka muujiyeen qaabka loo qorsheeyay nashqada dib

Britain: Queen Elizabeth II Oo Geeriyootay

Araweelo News Network, Queen Elizabeth II Oo Geeriyootay Balmoral , Scotland(AAN)-Boqoradii dalka Ingiriiska Queen Elizabeth II, ayaa ku geeriyootay magaalada Balmoral ee Scotland, iyadoo ay da’deedu ahayd 96 jir, waxayna geeriyootay, kadib markii ay xukunka haysay 70 sannadood. Qoyskeeda ayaa

Hadraawi: The Somali poet whose reading is like a rock concert

Araweelo News Network. Hargeisa(ANN-Hadraawi: The Somali poet whose reading is like a rock concert, was headlined in a report written by Mary Harper. Africa editor, BBC World Service News. The report published in BBC World Service News, talked about the

The IAEA has expressed concern about a nuclear facility seized by Russia

Araweelo News Network. New York(ANN)-The United Nations’ International Atomic Energy Agency (IAEA) has called on Russia and Ukraine to establish a safe zone free from bombings, which aims to avoid the risk of nuclear weapons damage around them. Nuclear Power

Somaliland Oo Fulisay Dil Qisaas Ah Iyo Qof Tiirka Laga Furay Daqiiqado Ka Hor

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumada  Jamhuuriyadda Somaliland ayaa fulisay dil qisaas ah oo lagu fuliyay Afar qof oo xukun dil ah ku dhacay, balse qof ka mid ahaa shanta qof ee tiirka lagu xidhay si loogu fuliyo qisaasta, ayaa tiirka laga

Somaliland: Wakiillada Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Xubnaha Guddida Doorashooyinka Ee Ay Hore U Diideen

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa si layaab leh ugu codeeyay saddex xubnood oo guddida doorashooyin ah, kuwaas oo ay hore uga waayay gollaha markii la horgeeyay Jun 20th, 2022, iyadoo xilligaa mudanayaashu kalsoonida siiyeen Afar xubnood oo