Month: November 2022
Ukraine: “Ruushku Wax Walba Wuu Baabiin Doona Maalmaha Soo Socda,”Khabiir Millateri Oo Maraykan Ah
“Waxana Dumay Difaaca Cirka ee Ukraine.” Colonel Douglas Abbott Araweelo News Network. Washington (ANN)- Colonel Douglas Abbott Macgregor Douglas oo ah Khabiir Millateri oo Maraykan ah, isla markaana ah qoraa iyo falanqeeye arrimaha Millateriga, ayaa sheegay in Difaaca Cirka ee
Mashaariicda Ku Jira Miisaaniyadda 2022, Ee Adeegyada Aasaasiga ahMaxaa Kaaga Muuqda Muuqaalkan?
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Miisaaniyadda 2022, ayaa la qorsheeyay in laga fuudhyeelo kordhinta Macalimiinta iyo Dugsiyo cusub oo dalka oo dhan laga hirgelinayo si loo tayeeyo adeegyada waxbarashada dalka. Sidoo kale, waxa lagu sheegay muuqaalkan in dhinaca Ceelasha Biyaha wax laga
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Xilalkii Ay Hayeen Ka Qaaday Masuuliyiin Kuwo Kalena Magcaabay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray wareegtooyin xilkaqaadis iyo magcaabis masuuliyiin Xukuumaddiisa ah. Wareegtooyinka kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Biixi maanta oo summadeedu ahayd JSL/XM/XKQ/222/1-959/112022 iyo JSL/XM/WM/222-960/112022, waxa lagu sheegay in xilkaqaadis iyo magacaabis ku
Qaramada Midoobay Oo Ka Digtay Khatarta Weerarkii Ugu Weynaa Yurub Oo Ruushku Qaaday Tan iyo Dagaalkii Labaad
Araweelo News Network. New York(ANN)-Hay’adda caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in Ruushku uu qaaday weerarkii ugu weynaa ee daryeelka caafimaadka ee Yurub tan iyo dagaalkii labaad ee adduunka. Weerarka, ayaa sababay in malaayiin reer Ukraine ah ay wajahaan
Mujaahid Muuse Dhegaweyne: Halgamaa Door Ku Lahaa Halgankii Xorraynta Iyo Xorriyada Saxaafadda Somaliland
Araweeelo News Network. Hargeysa(ANN)- Allah haw naxariistee, waxa galabta lagu aasay xabaalaha Bacqiiq ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, Marxuum Mujaahid Muuse Axmed Ibraahim (Dhagaweyne), oo dadka qaar u garanayeen “Camo”. Aaska marxuumka waxa ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda, ganacsato,
Way Adagtahay Inay Soomaaliya Dawlad Noqoto
Araweelo News Network. Dadka Soomaaliyeed waa dad asal ahaa xoollo dhaqato ah oo reer miyi ah, tusaale ahaan, waxa lagu qiyaasaa 85% inay yihiin xoollo dhaqato, halka 15% lagu qiyaaso inay yihiin dad reer magaal ah oo xaddaarad magaalo leh.
Caqiidada Uu Aamisanyahay Trump Iyo Mabaadiida Cunsuriyada Ku Dhisan
Araweelo News Network. Madaxweynihii hore dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa la ogaaday inuu hormuud u YAHAY dadka caddaanka ah ee xagjirka ah, kuwaas oo aaminsan sarraynta caddaanka iyo in dadka midabka aan caddaanka ahayn laga tirtiro dalka Marayknaka ah.
Somaliland: Xisbiga Muxaafidka Ee KULMIYE Oo Sheegay In Axsaabta Mucaaradku Aanay Haysan Sharciyad Xuquuqna Ku Lahayn Qaranka
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga KULMIYE ee muxaafidka ah, ayaa si cad u sheegay in aannay axsaabta mucaaradku haysan wax sharciyad ah, isla markaana aannay wax xuquuq ah ku lahayn qaranka. Sidaana waxa sheegay Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye, Faysal
Colonel Tuke, a Somali war criminal detained in the U.S.
Araweelo News Network Colonel Tuke, a Somali war criminal detained in the U.S. Thank you, Mr Victor Malarek, for your well articulated 1992 report on Somalia’s war criminal Tuke. And thank you USA https://youtu.be/eybU4tCestk I believe the evidence and