Month: February 2023
Ukraine: A Year of Atrocities, Justice Essential The Report@HRW
#One Year of #Atrocities in #Ukraine Human #Rights Watch Report #Araweelo_News_Network. New York(ANN)- “Human Rights Watch has documented atrocities on both sides in Ukraine since the start of the invasion and released multiple reports detailing possible war crimes and
Ukraine: Ruushka Oo Xoojiyay Dagaalka Kaddib Booqashadii Biden
#Araweelo_News_Network. Kyiv(ANN)-Millateriga dalka Ukraine ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay sii wadeen weerara Bariga magaalada Bachmut oo ah mid istiraatiiji ah, shaqaalaha guud ee ciidamada qalabka sida ee Ukraine ayaa sheegay in ay jiraan 59 weerar oo ahaa gantaalo lagu
Somaliland Iyo Maraykanka Oo Warar Is Khilaafsan Kasoo Saaray Kulanka Madaxweyne Biixi iyo Ambasaador Tim Trenkle
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maanta safiir ku xigeenka Maraykanka ee Safaaradda Somalia Ambassador. Tim Trenkle oo safar gaaban ku yimi Somaliland. Kulanka Madaxweyne Biixi iyo Ambasaador Tim, ayaa ahaa mid albaabada loo xidhay
Al-Shabab terrorist groups, Daesh, and others have entered the city of LasAnod . According to a recent original media report
#Araweelo_News_Network. Nairobi (ANN)-“Terrorist groups Al Shabaab, Daesh ISIS) among others have infiltrated themselves into Las’anod and exploited the security vulnerability of the city. Somaliland security forces responded to the attacks of these groups in Las’anod. ” said in a report
Somaliland: Dagaalka Laascaanood Maaha Mid Iska Bilaabmay, Dadka Sool iyo Bariga Sanaag Dastuurka Umay Coddayn” Xisbiga WADDANI
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa sharaxaad ka bixiyay sababta dhabta ah ee dagaalka Laascaanood iyo arrimaha siyaasadeed ee hoggaaminta Madaxweyne Biixi. Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI, khadar Xuseen Cabdi, ayaa tilmaamay in dagaalka Laascaanood aannu ahayn mid iska bilaabmay,
Moscow: Ruushka Oo Ka Nixiyay Maraykanka Iyo Booqashadii Madaxweyne Biden Oo Ciqaab Ku Noqotay Ukraine
Madaxweyne Puntin, oo Sheegay In Ruushku ka baxay Heshiiska Maraykanka #Araweelo_News_Network. Moscow (ANN)-Ruushka ayaa joojinaya heshiiskii ugu dambeeyay ee hub ka dhigista nukliyeerka ee uu la galay Maraykanka, sidaana waxa ku dhawaaqay Madaxweyne Valdimir Putin oo tallaabadan ku sheegay
Somaliland: The government spoke about the renewed war in Las Anod and a delegation from the traditional Leaders
#Araweelo_News_Network. LasAnod (ANN)-The government of the Republic of Somaliland has spoken about the war that took place today in LasAnod, which according to the reports resulted in casualties on both sides, and the war has resumed with the delegations of
Laascaanood: Dagaalka Oo Dib U Bilaabmay Iyo Ergooyinka Ku Qulqulaya Sool
#Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Dagaalka ayaa dib u bilaabamay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, iyadoo ay ergooyinka salaadiinta ah kusii qulqulayaan deegaanka Yagoori ee duleedka Laascaanood. Dagaalka maanta ka dhacay Laasaacood, ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhashay khasaare dhimasho iyo
Dhulgariir Mar Kale Ku Dhuftay Turkiga
#Araweelo_News_Network. Ankara(ANN)-Dhulgariir, ayaa mar kale ku dhuftay Turkiga, iyadoo uu jiro khasaare aan si dhab ah looga warhayn oo baaxad leh, waxayna warar hordhaca ah sheegayaan in dhulgariirku ku dhuftay gobolka xadka u dhexeeya Turkiga iyo Suuriya, halkaas oo laba
Ukraine: Booqashada Lama Filaanka Ah Ee Madaxweyne Biden Iyo Balanqaadka Uu Sameeyay
#Araweelo_News_Network. Kyiv(ANN)-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa booqasho lama filaan ah oo aan hore loo shaacin ku tegey Magaalada dagaaladu burburiyeen ee Kyiv. Mr. Biden, ayaa ballan qaaday in uu sare u qaadi doono hubka uu doonayo inuu soo