Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Somaliland: Diyaargarawga Xuska 18 May Oo Xammaasadiisu Cirka Isku Shareertay

  #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Sannad Guurada 33aad ee xuska 18 May oo ku beegan maalinta Sabtida ee Beri, ayaa si weyn looga dareemayaa Magaalooyinka Hargeysa, Burco, Ceergaabo, Awdal iyo Berbera, iyadoo ay wufuud ka tirsan xukuumadda u kala baxeen gobollada dalka. Diyaargarawga

Somaliland: Xalay iyo Hargeysa Madaxweyne Biixi

    #Araweelo_News_Network. President Behi celebrated with thousands of civilians in Hargeisa city. Preparations #18 May 2024   Muuqaalka Halkam la Daawo   Post Views: 503

Khilaaf Soo Dhexgalay Xukuumadda Yuhuuda Iyo Millateriga Israel Oo Ciidamo Iska Dilay

Israel Oo Sii Wada Qorshaha Ay Ku Gelay Rafax Iyo Carabta Oo Ku Baaqay Ciidamo Akhri 2min #Araweelo_News_Network. Tel Aviv (ANN)-Xukuumadda Yuhuuda ee Israel ayaa si weyn isugu Khilaafsan dagaalka daba dheeraaday ee u dhexeeya Xamaas, kaddib markii muddo toddoba

Somalia: Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Magcaabay Guddi Difaacaya Midnimada Soomaaliya

Akhri 1min Ambassador Baashe Cawil Guddoomiyaha Guddida Farsamo Ee Somaliland U Qaabilsan Heshiiska Ethiopia Oo Ka Hadlay #Araweelo_News_Network. Muqdisho (ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magcaabay xubno uu sheegay innay yihiin guddida Qaran ee Difaaca Madax-bannaanida

Somaliland: Gollaha Wasiirrada Oo La Horgeeyay Soo Jeedinta Gobolnimada Gabilay Iyo Degmooyin Lagu Ladhay

akhri wax ka yar 1min #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Madaxweyne Biixi, ayaa fadhi ay yeesheen gollaha wasiiradda, waxa la hor keenay  soo jeedinta gobolnimada Gabilay iyo kor-u-qaadista darajooyinka degmooyinka Caynaba, Baki, Sheekh iyo Baligubadle oo uu soo gudbiyay wasiirka wasaaradda Arrimaha Guddaha

Madaxweyne Biixi Oo Caydhiyay Guddoomiyihii Gobolka Togdheer

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii gobolka Togdheer, isagoo xilkaa u magcaabay masuul cusub. Wareegtada Madaxweynaha oo ku taariikhaysan 13.05.2024. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyadda ayaa lagu yidhi, “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi

Masar Oo Israel U Dirtay Hanjabaad

Akhri wax ka yar 2min   #Araweelo_News_Network.   Qaahira (ANN)-Xukuumadda Dalka  Masar ayaa ku dhawaaqday innay doonayso inay ku biirto dacwadda Koonfur Afrika ee ka dhanka ah Israa’iil, taas oo ka socota Maxkamadda sare ee Qaramada Midoobay. Warbaahinta dalka Masar

Madaxweynaha Djibouti Oo Dalkiisa Ka Saaraya Reer Galbeedka

Djibouti (ANN)- Madaxweynaha Dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, waxa uu dalkiisa ka saaray dhammaan la-taliyayaashii qurba-joogta ahaa ee Faransiiska, Jarmalka iyo Maraykanka, kuwaas oo uu ku beddeayo la-taliyeyaal China  ah. Warat xog-ogaal ah oo ay heshay shabakaddaha Araweelo News, ayaa

Madaxweyne Biixi Oo Mar Kale U Miciya Lisanaya Mucaaradka

  ^Waa kuma Xisbiga odhan kara dhibaatooyinkii dhacay baan difaacay, lugtaan jiiday mooyee”  Madaxweyne Biixi. Ku akhri 1min, ama daawo #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Farriimo uu ku hujuumayo Mucaaradka u mariyay warbaahinta, isagoo u muciya