Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2021

Total 72 Posts

Somaliland government has stated its position on the political crisis in Somalia

Araweelo News Network. #Hargeisa(ANN)- The #Somaliland government has spoken out about its stance on the political crisis in Somalia, warning that the actions of outgoing Federal President Mohamed Abdullahi Farmajo pose a threat to regional security. This was stated in

Tigray: Xasuuqa Iyo Tacadiga Oo Sii Socda Weli Iyo Maraykanka Oo Kordhiyay Caddaadiska Ethiopia

Araweelo News Network. #Ethiopia: Ciidamadda #Eriteria Oo Dad Ku Laalay Adwa #Addis Ababa(ANN)-Millateriga Dalka Eriteria ee ku sugan gobolka Tigray ee Ethiopia, ayaa lasoo sheegayaa in ay weli sii wadaan xasuuqa iyo tacadiga ay ku hayaan dadka shacabka eek u

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Cafis U Fidiyay 484 Maxbuus

Araweelo News Network. #Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Cafis U Fidiyay #484 Maxbuus Bisha Barakaysan Ee #Ramadaan #Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabd, ayaa soo saaray wareegto uu cafis ugu fidinayo maxaabiista ku jirta Xabsiyada Somaliland ee denbiyada fududu u

US Justice and Accountability Center Unveils Genocide in Somaliland

Araweelo News Network. New York(ANN)-The Center for Justice and Accountability (CJA) has released a video Documenting the genocide of the Somaliland people by the military regime of Mohamed Siad Barre in early 1988. #Somaliland: 32 Years after Massacre of Military

Somalia: Qaraarka Mudda Kordhinta Baarlamaanka Ee Qorshaysnaa Digniinta Mucaaradka Iyo Dhawaaqa Farmaajo

Araweelo News Network. #Somalia: Xaaladda Cakiran By Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist.   Muqdisho(ANN)- Baarlamaanka Soomaaliya ee Federaalka, ayaa u codeeyey in muddo aan ka badnayn laba sannadood hay’addaha dawladdu xilka sii hayaan si doorasho toos

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Munaasibada Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan

Araweelo News Network. #Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Dardaaray Shacbiga Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa  shacabka ku hanbalyeeyay curashada bisha barakaysan ee ramadaan oo inta badan caawa oo ku beegan 1 bisha sagaalaad ee Islaamka Hijra, 1442. taariikhada miilaadigana

Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Xilka Laga Qaaday Kadib Ammar Uu Ku Siiyay Baarlamaanka In Aannay Muddo Kordhin Samayn

Araweelo News Network.   #General #Saadiq, wuxuu ka digay in Baarlamaanku Sameeyaan muddo kordhin aan heshiis lagu ahayn oo sababta Fawdo Iyo qallaase aan loo baahnayn.   #Muqdisho(ANN)-Taliyihii  ciiddanka Booliska gobolka Banaadir,  Cumar Xasan (Saadiq John)’ ayaa si deg-deg ah xilka

Somaliland: Wasaaradda Oo Soo Bandhigtay Mashaariic Tayaynta Waxbarashada Ah Maalmo Kadib Markii Maamulka Gobolka Maroodijeex Shaaciyay Dhaliilo

Araweelo News Network.  “Madaxweynaha waxaan ugu Baaqaynaa inuu Hubiyo Xaaladda Caafimaad ee Dadka uu xilalka u magcaabyo” Maamulka Gobolka Maroojeex ee wasaaradda Waxbarashada iyo Shaqaalaha.   Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland, ayaa maanta soo bandhigtay mashaariic ay sheegtay in ay

Somaliland: Gen: Doollaal Oo La Xukumay

Araweelo News Network. #Somaliland: Gen: Doollaal Oo La Xukumay Hargeysa(ANN)-General Jaaamac Maxamuud Aadan (General Doollaal) oo ka mid ahaa Saraakiishii mujaahidiinta dalka usoo huray naftooda, xilligana ka mid ah Saraakiisha hoggaanka sare ee ciiddanka Qaranka Somaliland, ayaa maanta Maxkamad Millateri

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Daaf-furay In Ka Badan Boqol Dugsi Waxbarasho Iyo Xarumo Ardayda Ka Caawinaya Wax Akhriska

Araweelo News Network.   #Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha #Jamhuuriyadda #Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray 106 dhisme waxbarasho oo isugu jira 100-dugsi, 5 xarumood oo wax Akhris (Library) iyo dhismayaal kale oo loo bineeyey wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland. Goobahaa oo