Month: December 2021
Wasiirka Arrimaha Dibbeda Djibouti Oo Xaaladda Dalalka Gobolka Ku Tilmaamay Mid Bukaan Jiif Ah
Araweelo News Network. “Dal kasta dhibaatadiisu waxay la xidhiidhaa taariikhdiisa, waxayna qayb ka tahay go’aanada siyaasadeed ee madaxda” Wasiirka Arrimaha Dibedda Djibouti. Djibouti (ANN)- Wasiirka arrimaha dibedda dalka Djibouti Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa ka dayriyay xaaladda gobolka geeska Afrika, wuxuuna
Shirkadda Ugu Balaadhan Geyiga Somaliland Ee Telesom Oo Bulshada ka Raalligelisay Hakad Ku Yimi Adeegyada Ay Bixiso Qaarkood Oo La Xaliyay
Araweelo News Network. Hargeysa(NN)-Shirkadda Telesom ee ugu weyn Isgaadhsiinta casriga ee Somaliland, ayaa ka hadashay hakad ku yimi qadar kooban qaybo ka mid ah adeegyada ay bixiso Khamiistii, balse lagu guulaystay xalinta ciladdaa, isla markaana si caadi ah Bulshadu u
Djibouti: Madaxweyne Geelle Iyo Ra’iisal Wasaare Rooble Maxay Ka Wadahadleen
Araweelo News Network. Djibouti (ANN)-Madaxweynaha dawladda dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Madaxweyne Geelle iyo ra’iisal wasaare Rooble, waxa dhexmaray wadahadal ay ka yeesheen arrimo baddan oo khuseeya
Somaliland: Guddoomiyaha Wakiillada Oo Ka Hadlay Masuuliyada Dhacdadii Gollaha
Araweelo News Network. Hragyesa(ANN)-Guddoomiyaha Gollaha wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif, ayaa ka hadlay masuuliyada dhacdadii maalintii Isniinta ka dhacday xarunta gollaha ee sababtay in ay cutub ka tirsan ciidanka Boolisku soo gaalaan, kaddib rasaas ka ridaan. Guddoomiye Cabdirisaaq, waxa uu sheegay
“Ra’iisal Wasaare Abiy Siyaasadiisa Ah Inuu La Shaqeeyo Dawladda Federaalka Ee Soomaaliya Keliya Wuu Ku Saxsanyahay” Madaxweyne Mustafa Cagjar
Araweelo News Network. “Xoriyadda Aanu helay intii uu xilka hayay Abiy maanu helin 68 sannadood”Madaxweynaha Soomaalida Ethiopia. Djibouti(ANN)-Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia, Mustafa Maxamed Cumar (Cagjar), ayaa ka siyaasada uu ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed kula dhaqmo gobolka Soomaalida
UAE Ambassador Abdullah Al-Naqb Visits Government-Funded Hargeisa Dialysis Center
Araweelo News Network. Hargeisa (ANN)-Ambassador Abdullah Al-Naqb, Director of the United Arab Emirates Trade Office in Somaliland, today visited the Hargeisa Dialysis Center and met with the Director of Hargeisa Hospital and his team. The Hargeisa Dialysis Center consists of
President of the Somali Regional State of Ethiopia speaks about the reasons behind the fighting between the government and the TPLF
Araweelo News Network. “I believe the TPLF was eliminated three years ago. But “Mustafa Mohamed Omar Djibouti (ANN)-The President of the Somali Regional State of Ethiopia, Mustafa Mohamed Omar, (aka Cagjar), and spoke about the root causes of the ongoing
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Wefdi Ka Socda Maraykanka Oo Aan La Xusin Magacyadooda
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inuu qasriga Madaxtooyadda kula kulay wefdi ka socda dalka Maraykanka. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyadda oo nuqul ka mid ah soo gaadhay shebekaddaha Araweelo News
Somaliland: Munaasibad Dhaqaale LooguYaboohay Dugsiga Caruurta Baahiyaha Gaarka Qaba
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Munaasibad dhaqaalle loogu yaboohayay Iskuulka Caruurta baahiyaha gaarka ah qaba (Hargeisa Children Learining Center), ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa. Munaasibada oo ay ka qaybgaleen wasiiro ka socda xukuumadda, Maayarka Berbera iyo ashkhaas kale, waxa lagaga dhawaaqay lacago
Asbaabihii Madaxweyne Biixi U Cuskaday Inuu Soo Celiyo Xeerka Ururada Oo Loo Sharaxay Mudanayaasha
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha Gollaha Wakiillada Somaliland oo saaka waajahay jawi siyaasadeed oo kacsan iyo buuq sababay gacan ka hadal ay Boolisku u adeegsadeen tacshiirado rasaas ah, ayaa ku guuldaraystay xalka xeerka furashada ururada siyaasada iyo axsaabta qaranka. Fadhiga Gollaha