Month: February 2022
Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Mulkiilayaasha Isgaadhsiinta Oo Kulmay
Maxay Ka Wada Hadleen? Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay Shirkaddaha Isgaadhsiinta, kaddib markii ay labada shirkadood ee Telesom iyo Somtel kala saxeexdeen heshiis dhigaya in Telefoonada laysu furo. Heshiiskaa oo
Qorshaha Midawga Yurub Ee Dagaalka Ka Dhanka Ah Shiinaha Ee Afrika
Mashaariicda Loo Qoondeeyay Dagaalka Shiinaha Ee Afrika $ 22.7 bilyan Araweelo News Network. Sidee Mashaariicda Loo Qoondeeyay ? Brussels(ANN)- Dawladdaha xubnaha ka ah naadiga Midowga Yurub, ayaa shaqaynayaa mashaariic waaweyn oo la doonayo in wax lagaga qabto qaarada Afrika. Qorshahan
Ukraine Dhacdooyinka Salka U Ah Xiisadda Ka Alloosan Ee Ruushka Iyo NATO
Araweelo News Nework Gulufka Dagaalka Ukraine Iyo Khiyaamooyinka Dhinacyada Dagaalka sida weyn cabsida ugu abuuray aduunka ee aan si dhab ah loo ogayn xilliga uu sida fuulkaanaha uga qarxayo Yurub, waxa sal u noqday Ukraine oo tan iyo markii Ruushku
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Dawladda Britain Ugu Baaqay In Ay Ballaadhiso Xafiiska Hargeysa
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo Mudane Gavin Williamson oo ka socda Baarlamaanka dalka Britain, kuwaas oo saaka lagu soo dhoweeyay Madaarka Hargeysa. Gavin Williamson, waa xildhibaanklii hormoodka
Somaliland: Two of the six men scheduled to be shot dead survived
“We are deeply concerned about the executions that took place this morning in #Somaliland.“Lizzie Walker, British Office in Hareysa Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)-The British government has condemned the execution of a Somaliland man this morning by a group previously sentenced
Somaliland: Dp World announces new Vacancy jobs Berebera Port
Araweelo News Network. Berbera (ANN)-#Dp World, the operator of #Bebera International #Port, has announced vacancies, which have been offered to #Somaliland citizens. Dp World Company Berbera Port Announces New Vacancies: 23 Positions. Below are the conditions for DP World employment.
Djibouti: Xaallada Xadhiga Taliyihii Booliska Iyo Xaqiiqda Ku Gedaaman
Maxaa Ka Dhacay Safaaradda Faransiiska Ee Djibouti? Araweelo News Network. Djibouti(ANN)-Taliyihii Ciidanka Booliska Djibouti, General Cabdullaahi Cabdi Faarax oo ka mid ah ahaa shaqsiyaadka ugu awoodda baddan xukuumadda yar ee dalka Djibouti ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa
Somaliland: Duruufaha Iyo Dooddaha Ku Xeernaa Kulan Biixi Iyo Xaashi Jilbaha Is Dhigeen
Marxaladihii Kulamadu soo mareen iyo cidda bud-dhiga u ahayd Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo muddo ku dhow laba sannadood fiintu dhexmiranaysay, ayaa kulankii u horeeyay oo fool-ka-fool ah yeeshay. Kulanka oo
Turkiga Iyo Imaaraadka Oo Qalinka Ku Duugay Heshiisyo Waaweyn
Hadafka Hoggaamiyaha Turkiga Oo Ka Degey Tobban Sannadood Kaddib UAE Araweelo News Network. Abu Dhabi(ANN)- Hoggaamiyaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ka degay dalka Imaaradka Carabta ee UAE, ayaa sheegay in labada dal xilligan hadaf midaysan laga yeelanayo xidhiidhka laba
Somaliland: Dhawaaqyada Isa Soo Taraya Ee Dareenka Xaaladda Nolosha Sii Adkaaanay
Maceeshada, Shidaalka Iyo Gaadiidka Dadweynaha Oo Si weyn Kor Ugu Kacday Iyo Xukuumadda Oo Indhaha Ka Qarsanay Dareenka Bulshada Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Dhawaaqyo lagu diidanyahay duruufaha ka dhashay kor u kaca masheecada, shidaalka, gaasta iyo gaadiidka dadweynaha, ayaa isa soo