Category: Faaqidaad
UKraine: Maxay Uga Quusanwayday Taangiyada Jarmalka Ee Leopard, Maxay Kaga Duwan Yihiin Kuwa Ruushka Iyo Maraykanka
#Araweelo_News_Network. Kyiv(ANN)-Ukraine ayaa weli naawilaysa in lasoo gaadhsiiyo Dubaabadaha Jarmalka ee Taangiyada nooca loo yaqaan Leopard 2, kuwaas oo ah nooc Jarmalku sameeyay oo ay in baddan ku dhololaysay in lagu caawiyo si ay isaga difaacaan Taangoyada khatarta baddan ee
Ukraine: Gen. Valery Gerasimov, Hoggaamiye Millateri Oo Ruuskhu U Magcaabay Dagaalka
Maxaa Laga Ogyahay Generaalka Aamusan Ee Muddo Tobban Sanno Ahaa Taliyaha Guud Ee Ciidamada Ruushka? #Araweelo News Network. Moscow (ANN)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa Gen. Valery Gerasimov u magacaabay taliyaha cusub ee ciidamada Ruushka ee ku sugan dalka Ukraine, kaas
Somaliland: Madaxweyne Biixi Muxuu La Hortegi Labada Golle?
Maxaa Laga Fillan Karaa Khudbada Madaxweynaha? Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa la fillayaa inuu maalinta Isniinta 9 May 2022, labada golle khudbad u jeediyo. Khudbada Madaxweynaha ayaa ah mid dastuuri ah oo sannad walba Madaxweynuhu
Ukraine Dhacdooyinka Salka U Ah Xiisadda Ka Alloosan Ee Ruushka Iyo NATO
Araweelo News Nework Gulufka Dagaalka Ukraine Iyo Khiyaamooyinka Dhinacyada Dagaalka sida weyn cabsida ugu abuuray aduunka ee aan si dhab ah loo ogayn xilliga uu sida fuulkaanaha uga qarxayo Yurub, waxa sal u noqday Ukraine oo tan iyo markii Ruushku